Banaanbax ka dhan ah Lacagta loo uruurinayo Farmaajo oo laga abaabulayo Muqdisho
MUQDSHO-AYAAMAHA-Iyadoo baraha bulshada aad loo hadal hayo lacagta loo uruurinayo madaxweyne hore maxamed cabdullaahi Farmaajo ayaa hadana waxaa sii kordhaya dadka ka fal celinaya...
Wufuud Heer Caalami ah & Madaxda Dowlad Goboleedyada oo kusoo wajahan Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maanta lagu wadaa inay Magaalada Muqdisho soo gaaraan wufuud Heer Caalami ah iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada kajira dalka si ay uga qeyb galaan...
Wafuud Ka kala Socda dalalka Caalamka oo soo garay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wafuud Ka kala Socda dalalka Caalamka ayaa soo gaaraya magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka, kuwaasi oo ka qeybgalaya caleema saarka Madaxweynaha JFS mudane Xasan...
Shir looga hadlaayey Amniga Caleemo-saarka Madaxweynaha cusub oo lasoo gabagabeeyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar-garowga sugida Caasimada Maalinta...
Wafdi ka qeyb galaya Munaasabadda Caleema saarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo gaaray Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maanta Magaalada muqdisho soo gaaray mas’uuliyiin sar sare oo ka kala socda dowladaha Masar iyo Kenya, si ay uga qeyb galaan munaasabadda Caleema...
Maxaa kajira in MW Xasan Sheekh uu haweeney u magacaabaya Ra’iisul Wasaaraha dalka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Prof. Xuseen Warsame oo bare ka ah Jaamacadda University of Calgary ee dalka Canada ayaa shaaciyey in madaxweyne Xasan Sheekh laga yaabo inuu ra’iisul...
DEG DEG:- Dhaqaalahii loo uruurinayey dhismaha Guriga Madaxweyne Hore Farmaajo oo la qorshanayo in...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay’ada Sirdoonka iyo Nabad sugida Soomaaliya ayaa la sheegya inay daba gal ku bilaabeyso lacagaha la sheegay in loo uruurinayo guriga loo dhisayo Madaxweynihii...
Danjire Jamaal Barrow “Fowdo diblomaasiyadeed ayaa ka jirta Soomaaliya”
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xilli Soomaaliya aanay weli yeelan xukuumad rasmi ah oo uu soo magacaabay Madaxweynaha la doortay bartimihii bishii May, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa soo...
Howlgal dad farabadan lagu qabqabtay oo laga sameeyay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada kala duwan ee Booliska Soomaaliya, sida Ciidamada qeybta Galbeed, kuwa Jagboontiyada Guurguura & Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa xalay...
Putin oo wacad ku maray inuu weerari doono dhul hor leh oo ka tirsan...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Ruushka waxa ay ballaarin doontaa weerrarka ay ka waddo gudaha waddanka Ukraine haddii dalalka reer Galbeedka ay hubka ridada fog u soo diraan,...



















