Weerar ka dhacay Muqdisho & wararkii ugu dambeeyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Rag hubaysan ayaa xalay waxaa weerar ku bilowday bambo gacmeed ay ku qaadeen Bar-koontorool oo Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya ku leeyihiin Agagaarka masaajidka Turkiga...
Wararkii ugu dambeeyay xaalada caafimaad ee fanaan Iidle Yare
MUQDISHO-AYAAMAHA-Fanaanka ay sida weyn u taqaano Soomaalida ee Iidle yare ayaa ku xanuunsanaya dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi. Fanaanka ayaa xalay qoraal qiiro...
Xiisad u dhaxeeysa Xukuumadda & mucaaradka Somaliland oo ka taagan Hargeysa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa sii xoogeysanaya xiisadda u dhaxeeysa Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyada mucaaradka, kaas oo salka ku haaya muddo kororsi lagu eedeeyay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi...
Dagaal culus oo ka soconaya Magaalada Severodonetsk.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada bariga ku taal ee Severodonetsk ayaa weli waxa ay udub dhexaad u tahay dagaalka Ukraine ka socdo, xilli ciidammada Ukraine ay si adag...
Shiinaha oo qorsheynaya in macdanta Afrika ee Lithium uu dalkiisa u dhoofsado.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawladda Shiinaha ayaa bilowday in macdanta Lithium-ka ay u doonato qaaradda Afrika. Macdantan oo aad muhiim ugu ah sameynta baabuurta korontada ku shaqeysa, una...
Nin Soomaali ah oo hadiyaddii ugu cajiibsanayd siiyay garsoore Mareykan ah oo caan ka...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Garsooraha dunida caanka ka ah ee ka howl gala Mareykanka, Frank Caprio - oo lagu bartay xukunnadiisa caddaaladda iyo naxariistu ku dheellitiran tahay -...
Ergeyga gaarka ee gurmadka abaaraha oo booqday barakacayaal wajahaya xaalad adag
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha ayaa u kuur galay xaaladda dad kusoo Barakay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, balse hadda wajahaya xaalad...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Safiirka Jaamacada carabta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Jaamacada Carabta u fadhiya dalkeenna Amb. Salah Elguneid.
Danjiraha oo...
Saddex ka mid ah Guddiga doorashooyinka Somaliland oo iscasilay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saddexdii xubnood ee ugu dambeeyay guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta iscasilaadooda u gudbiyay madaxweyne Biixi..
Seddexda xubnood ee is casilay ayaa kala ah:
1) Cabdiraxmaan Maxamed...
CC Warsame oo markii ugu horreysay ka hadlay sharci ahaanshaha xilka loo magacaabay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo 24-kii bishii la soo dhaafay madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay Ergayga gaarka ah ee arrimaha abaaraha Soomaaliya ayaa magacaabistiisa kadib...




















