QM oo sheegtay in 1.5 milyan oo carruur Somali ah soo food saartay nafaqo-xumo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qoondo cusub oo dhan 20 milyan oo dollarka Mareykanka ah oo ka timid Sanduuqa...
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Koofur Afrika.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika waxaa xalay dil loogu geystay muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaas oo lagu weeraray goobo ganacsi oo ay ku laahaayeen...
Midowga Afrika oo Putin kala hadlay dagaalka ka socda Ukraine
MUQDISHO-AYAAMAHA-Mas’uulka ugu sarreeya Midowga Afrika ayaa Jimcihii la kulmay Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, iyagoo ka wada hadlay dagaalka Ukraine iyo saameynta uu ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Odayaasha dhaqanka Galmudug
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay nabaddoonada iyo odayaasha...
Maxaad ka ogtahay qorshaha ku gedaaman guriga loo dhisaayo Madaxweyne Farmaajo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmahan baraha bulshada waxaa ka socda qorshe lacag loogu aruurinayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo la sheegay in guri loogu dhisi...
Mahad Salaad oo isbadalo waaweyn ka bilaabaya hay’adda NISA
MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimaha cusub ee hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Mahad Salaad, ayaa wali ku guda jira qorshayaashiisa dib u habeyn ee NISA, xilli uu durba...
Muxuu yahay ninka Soomaaliga ah ee cunuggiisa ku dilay haddana magdhowga raba?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin Soomaali ah oo muddo xabsi daa'in ugu xukunnaa dil uu u gaystay cunug uu dhalay ayaa hadal-hayn dhaliyay kaddib markii la ogaaday in...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta kuwajahan Dhuusamareeb
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi u hogaaminaayo oo kusugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay oo safarkiisii ugu horreeyay ku tegay...
Pakistan oo Taliban ka codsatay inay dhexdhexaadiyaan urur ka dagaalama dalkooda
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Pakistan ayaa arbacadii u dirtay magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afghanistan, wafdi ka kooban 50 xubnood oo ah oday dhaqameedyo kala duwan, si...
Hanti dhowrka qaranka oo gudbiyey kiiska baaritaan ay ku sameeyeen
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wareejiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud macluumaadka baaris uu ku sameeyay kiis la xiriiray markab dhuxul sida oo...




















