DEG DEG:-Fahad Yaasiin oo laga qaaday ilaaladiisa gaarka iyo cabsi soo wajahday.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimaha cusub ee hay’adda NISA Mahad Salaad ayaa la sheegay in uu maanta amray in ay dib usoo laabtaan ciidamo katirsan NISA oo ilaalo...
Maxaa kajira in Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan yahay dalka Eritrea?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar la helay ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu aadi doona dalka Eritrea waxaana halkaas uu kula kulmi doonaa madaxweynaha dalkaasi Isaias...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo guud ahaan caalamka ugu baaqay inay u gurmadaan dadka tabaalaysan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday kaamamka barakacayaasha ee magaalada Baydhabo ayaa u kuurgalay xaaladda nololeed ee ay ku jiraan...
Mareykanka oo $1 milyan duldhigay nin Soomaali Kenyan ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay abaal-marin lacageed oo gaareysa hal milyan oo dollar ay siineyso ciddii keenta xog horseedi karta xarigga mid...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo danjiraha Sacuudi Arabiya oo kulmay.
MUUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha dalka Sacuudi Arabiya Amb. Ahmed Bin Mohamed...
Ergeyga gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha iyo ku xigeenka Ergeyga QM oo gaaray Baydhabo
BAYDHABO-AYAAMAHA-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa safarkiisi ugu horreeyay tan iyo markii xilkaas...
Maxaa ardayda jaamacada Afrika looga reebay barnaamijka fiiso la’aanta UK?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hannaanka cusub ee fiisaha UK oo ujeedku yahay in lagu soo jiito dadka heerka sare ka gaaray aqoonta ayaysan ku jirin jaamacadaha Afrika kuwa...
Qiimaha shidaalka aduunka oo mar kale aad sare u kacay
Qiimaha Shidaalka ayaa sare u kacay ka dib markii madaxda Midowga Yurub ay xalay ku heshiiyeen in Ruushka laga mamnuuco soo dejinta Shidaalka.
Saliida Brent...
Diyaarad laga leeeyahay Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka dagtay caasimada Yahuuda
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ibraahim Hilowle ayaa diyaarad uu leeyahay lagu arkay iyadoo ka dagaysa garoonka Ben Gurion Airport ee dalka Israaiil.
Magaca diyaarada...
Madaxweynaha Puntland oo gaaray Magaalada Garoowe
GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo todobaadyadii la soo dhaafay ka maqnaa degaannada Maamulkaas ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.
Madaxweynaha...




















