Tirada dadka ku barakacay dagaalka Laas-Caanood oo la shaaciyey
MUQDISHO-AYAAMAHA-In ka badan 60 kun oo qof oo Soomaali ah oo u badan haween iyo caruur ayaa ka cararay colaadda ka oogan gobolka Sool,...
Taliyaha Booliska oo shir deg deg ah isugu yeeray laamaha Amniga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa maanta shir la qaatay Taliyeyaasha Booliska, Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir, Qaybaha, Saldhigyada Degmooyinka Gobolka...
Golaha Aqalka Sare Oo meel mariyey Sharciga Hay’adda NISA
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta shir guddoomiyeyay kalfadhiga labaad kulankiis 12-aad.
Kulanka ayaa ajandihiisu wuxuu ahaa...
Sharci saameyn Leh oo Golaha Shacabka maanta ansaxiyeen
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka JFS ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedyada kala ah Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda iyo ‘Nidaamka Maaliyadeed ee kheyraadka dhulka hoostiisa.
Hindise...
Xubin katirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada dowladda
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed ee ku sugan degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa waxaa isku soo dhiibay mid ka mid ah Dhalinyarada ka tirsan...
Wasiirka Beeraha ee Kenya oo madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay arrimaha Jaadka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Beeraha ee dalka Kenya, ayaa qoraal uu bartiisa twitterka ku baahiyay ku sheegay in kulan isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheikh Maxamuud...
Arrin cajiib ah oo ku saabsan nin oday ah oo horkacaya ciidamada dowladda
Waa qoray Wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFS Abdirahman Yusuf Al-adala
Halkaan waa Gobalka Mudug, ninka dharka Shacabka ah wata waa oday Deegaanka ah, waxaa daba...
Beesha caalamka oo markale war kasoo saartay dagaalka Laascaanood.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wakiilada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareeyay dagaalka weli ka socda magaalada Laascaanood, iyagoo walaac ka muujiyay wararka sheegaya in dhinacyadu...
Dadka Ku Dhintay Dhul-Gariirkii Turkey Iyo Suuriya Oo Kor U Dhaaftay 41,000
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dalka Turkiga, sagaal qof ayaa Talaadadi shalay nolol loogu tagay oo laga soo badbaadiyay darbiyada burburay hoostooda, hal todobaad kaddib, dhul-gariirki xoogganaa ee garaacay...
Dowladda Soomaaliya oo laga cafiyay deymihii Sanduuqa QM ee horumarinta Beeraha
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 46-aad ee Golaha Sanduuqa Qaramada Midoobey u qaabilsan horumarinta Beeraha IFAD ayaa...