25.8 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Xasan Sheekh oo ka fakiraya siduu ka yeeli lahaa askarta ku maqan Eritrea

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xasan Sheekh Maxamuud oo xilka la wareegay Isniintii todobaadkan ayaa waxa uu la kulmi doonaa caqabado dhowr ah oo u badan kuwa la xiriira...

Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay tallaalka COVID-19

MUQDISHO-AYAAMAHA-Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa waxay ku dhawaaqday inay magaalada Muqdisho keentay 286,650 dhibcood oo dheeri ah oo tallaalka Pfizer ee loogu talo galay...

Saddex qodob oo ku saabsan muranka ka taagan safarrada Xajka ee Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa isasoo taraya khilaafka u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Diinta ee Soomaaliya iyo shirkadaha bixiya adeegyada duullimaadka, iyagoo isku afgaran la’ sida loo maaraynayo safarrada...

Guddoonka Golaha Shacabka oo kulan muhiim ah la qaatay danjiraha dalka Taliyaaniga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar...

Muxuu yahay Ninka Turkiga ah ee Baraha Bulshada Soomaalida aadka looga hadal haayo?

Maxaa ka naqaanaa jalaatoolaha caanka ee Çılgın Dondurmacı, oo ah ninka ay maanta hadal heyntiisu baraha bulshada Soomaalida ku faafay. Çılgın waa 40 jir ka...

Maxaa looga hadlay kulankii Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo u qaabilsanaha Midowga Yurub arrimaha geeska...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay wafdi ay hoggaaminayso u qaabilsanaha Midowga Yurub arrimaha geeska Africa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wafdi caalami ku qaabilay madaxtooyada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u...

Xil culus oo lagu wado in loo magacaabayo Sheekh Shariif!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hogaamiyaha xisbiga Himilo Qaran Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa lagu wadaa in loo magacaabo, Ergayga gaarka ah ee Madaxweyne Xasan Sheekh...

Maxaa kajira in Lafta-gareen hub keyd u ahaa Koonfur Galbeed u qeybiyey beeshiisa?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Koonfurt Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa la sheegay in uu amray in hub keyd u ahaa maamulka loo qeybiyo beeshiisa, si ay...

Soomaaliya oo ka badbaaday in ay la mid noqoto Eritrea iyo Itoobiya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Mursal Maxamed Khaliif oo ka qeyb galayay barnaamij dood ah ayaa sheegay in “Shantii sano ee lasoo dhaafay hadii uusan Soomaaliya ka jir...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan