28.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada guddoomiye ku-xigeennada Golaha Shacabka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashada guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ayaa lagu wadaa in maanta la dhammeystiro, iyada oo loo ballansan yahay in la qabto doorashada guddoomiye...

MW Farmaajo oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo loo doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

RW Rooble Hamplayo u Diray Guddoomiyaha Cusub Ee Baarlamanka Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Hamplayo u Diray Guddoomiyaha Cusub Ee Baarlamanka Somalia. "Waxaan hambalyo iyo bogaadin diiran u dirayaa guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS...

Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo goordhow bilaabatay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Teendhada Afisiyooni ee Magaalada muqdisho ayaa waxaa la filayaa inay goordhow ka bilaabato doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka 1aad iyo labadiisa kuxigeen. Doorashada oo...

DEG DEG:- Beesha Caalamka oo goordhow soo saartay war-saxaafadeed.

Hoos ka akhriso. Iyadoo ay doorashooyinka Guddoomiyeyaasha iyo Guddoomiye Ku-xigeennada Baarlamaanka ay dhacayaan todobaadkan, ayaa saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay boorinayaan in geeddi-socodka lagusoo gababageeyo...

Maxaa hadda ka socda Teendhada Afisiyooni?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa lagu wadaa in maanta lagu qabto doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya iyo labadiisa ku xigeen, taas oo ay...

Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay xili xaalad kacsanan ka jirto Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu magaalada Geneva uga qeyb galay shir looga...

DEG DEG:- Wasiirka Amniga oo shaqo joojin ku sameeyey Taliye Xijaar..

Warqad shaqada looga joojiyey Taliyaha Booliska Soomaaliya, Taliye Xijaar ayaa waxaa soo saaray Wasiirka Amniga XFS Cabdullaahi Maxamed Nuur. Hoos ka akhriso. Xijaar oo shaqadda laga...

Madaxda dalka oo ka tacsiyeysay General Jaamac Maxamed Qaalib.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxda dalka ayaa ka tacsiyeysay geeridii ku timid Allah u naxariistee Generaal Jaamac Maxamed Qaalib. Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeyey geeridii ku...

DEG DEG:- Shir xasaasi ah oo hada ka socoda Villa Somalia.

MUQDISHO-AYAAMAHA-War hada soo dhacay ayaa sheegaya in hadda shir qarsoodi ah kusoo dhamaadey  madaxtooyada Villa somaliya, shirkaas oo u dhexeeyey dhamaan taliyeyaasha Ciidamada kala...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan