DEG DEG:- Beesha Caalamka oo goordhow soo saartay war-saxaafadeed.
Hoos ka akhriso.
Iyadoo ay doorashooyinka Guddoomiyeyaasha iyo Guddoomiye Ku-xigeennada Baarlamaanka ay dhacayaan todobaadkan, ayaa saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay boorinayaan in geeddi-socodka lagusoo gababageeyo...
Maxaa hadda ka socda Teendhada Afisiyooni?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa lagu wadaa in maanta lagu qabto doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya iyo labadiisa ku xigeen, taas oo ay...
Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay xili xaalad kacsanan ka jirto Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu magaalada Geneva uga qeyb galay shir looga...
DEG DEG:- Wasiirka Amniga oo shaqo joojin ku sameeyey Taliye Xijaar..
Warqad shaqada looga joojiyey Taliyaha Booliska Soomaaliya, Taliye Xijaar ayaa waxaa soo saaray Wasiirka Amniga XFS Cabdullaahi Maxamed Nuur.
Hoos ka akhriso.
Xijaar oo shaqadda laga...
Madaxda dalka oo ka tacsiyeysay General Jaamac Maxamed Qaalib.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxda dalka ayaa ka tacsiyeysay geeridii ku timid Allah u naxariistee Generaal Jaamac Maxamed Qaalib.
Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeyey geeridii ku...
DEG DEG:- Shir xasaasi ah oo hada ka socoda Villa Somalia.
MUQDISHO-AYAAMAHA-War hada soo dhacay ayaa sheegaya in hadda shir qarsoodi ah kusoo dhamaadey madaxtooyada Villa somaliya, shirkaas oo u dhexeeyey dhamaan taliyeyaasha Ciidamada kala...
Farmaajo oo ka horyimid go’aankii kasoo baxay RW Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markuu arkay dhacdooyinkii u dambeeyay ee la xiriiray arrimaha doorashooyinka iyo baahida loo qabo dhammeystirka doorashada...
Doorashada Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Aqalka Sare iyo wareeg Labaad oo loo gudbay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa goordhaw soo dhammaatay wareegii koobaad ee doorashada guddoomiye kuxigeenka labaad ee Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ay ku tartamayeen ilaa 7-musharax.
Doorashada ayaa...
DEG DEG: Cabdi Xaashi oo markale ku guuleystay Gudoomiyaha Aqalka Sare
MUQDISHO-AYAAMAHA-Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socoto doorashada guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare iyo labadiisa kuxigeen, iyada oo ay ku tarmaeen ilaa Saddex...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Geneva
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta Safaaradda JFS ee magaalada Geneva ahna ergada joogtada ah ee QM, halkaas oo uu...




















