Wararkii ugu dambeeyey Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Beledweyne
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu ka dhex dhacay Saldhiga Ciidamada Booliska ku leeyihiin...
Doorashada guddoonka Golaha Shacabka oo laga wareejinayo Villa Hargeysa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka gollaha shacabka ayaa sheegay in goob aan aheyn xarunta Villa Hargeysa uu Baarlamaanka ku shaqeeyo aan lagu qaban doonin...
Howlgal lagu soo qabtay Koox Ciyaal Weero ah oo laga sameeyay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada ammaanka ee Booliska Soomaaliya ayaa xalay howlgal ballaaran ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Kaaraan, kaas oo ka dhan ahaan kooxaha ciyaal weerada...
Doorashada Jubbaland oo la filaayo in maanta lagu soo gabagabeeyo Ceelwaaq.
KISMAAYO-AYAAMAHA-Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo waxaa maanta lagu wadaa in lagu soo gaba-gabeeyo doorashada kuraasta ugu dambeeysa 16-ka kursi Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee...
Ahlu-sunna oo abaabul ciidan kawada gobalka Galgaduud.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in Koox diimeedka Ahlu sunna Waljamaaca, degaanka bohol ka wadaan, dhaqdhaqaaqyo ciidan, xilli la guda galay tobankii...
Hadal jeedinta musharaxiinta u taagan Gudoonka Labada Aqal oo maanta dhaceysa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada labada Aqalka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta sabti ah kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho ayaa waxay dhageysanayaan hadal jeedinta musharaxiinta guddoonka labada...
Akhriso magacyada Musharaxiinta isku diiwaangelisay tartanka guddoonka gollaha shacabka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiyada qaban qaabada doorashada guddoonka labada aqal ee Baarlamaanbka federaalka Soomaaliya ayaa diiwaangeliyay sidoo kale siiyay shahaadada musharaxnimo musharaxiin badan oo u taagan guddoonka...
Dhibaato heysata ciidanka Booliiska ee ka howlgala Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaoiyeed Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in Bulshada Soomaaliyeed loog baahan yahay inay ogaadaan dhibaatooyinka heysta Ciidamada Booliska Soomaaliya xilliyada...
Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta la qabtay Muqdisho
BAYDHABO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ku qabtay doorashada kursiga Hop#154 oo doorashadiisa ay Guddiga doorahsooyinka...
DEG DEG:-Maxkamadda Sare oo go’aan ka gaartay qaadista dacwadda Kursiga Fahad Yaasiin
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Sare ee dalka ayaa diiday qaadista Dacwadda kursiga Hop#086 ee Fahad Yaasiin, iyadoo sabab uga dhigtay in aanay Maxkamadda Sare awood u lahayn...




















