Dhageysiga Dacwada Fahad Yaasiin ka gudbiyay Guddiga doorashada oo ka soco Maxkamadda Sareta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda sare ee dalka ayaa goordhaw bilowday dhageysiga dacwad uu Fahad Yaasiin Xaaji Daahir qareenkiisa u gudbiyay Maxkamadda sare ee dalka oo la xariira...
Xagee lagu qaban doonaa Doorashada Guddoonka Labada Aqal?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, hogaamiyaha xisbi siyaasadeedka Wadajir, ayaa soojeedintan wuxuu u cuksadey qorshaha curyaaminta doorashadda ee ay maleegeyso Villa Soomaaliya.
Warsame oo qoraal ku daabacay...
ATMIS iyo Booliska Soomaaliya oo ka shiray Amniga goobaha lagu qabanayo Doorashada guddoonka labada...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa isbuuca soo socda lagu wadaa in magaalada Muqdisho ka dhacaan doorashooyinka guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka, waxaana socda diyaar garow xooggan oo...
Diiwaangelinta musharrixiinta Guddoonka Golaha Shacabka & Aqalka Sare oo Maanta bilaabaneysa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare ayaa billaabaya Maanta oo talaado ah diiwaangalinta Musharraxiinta Guddoonka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Maanta oo Talaado ah...
DEG DEG:- Jadwalka Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo la shaaciyey.
Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka BJFS ee BFS wuxuu maanta shaaciyay Jadwalka Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo noqon doona sida hoos ku xusan:-
1. Is-diiwaangelin...
Rooble oo war kasoo saaray falalkii maanta ka dhacay gudaha Baarlamaanka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa uu cambaaraynayaa falalka argagixisada ee la doonayo in lagu carqaladeeyo shaqada Baarlamaanka Federaalka ah.
Isku dayga Maanta waxa uu...
DEG DEG: Hoobiyeyaal ku dhacay xarunta golaha shacabka ee shirka ka socday
MUQDISHO-AYAAMAHA-War goordhaweyd naga soo gaaray ayaa sheegaya in buuq uu ka dhacay xarunta golaha shacabka oo shir maanta ku lahaayeen xildhibaanada Labada aqal Baarlamaanka...
Doorashada kursi uu ka geeriyooday Xildhibaan Kuulow oo lagu qabanayo Kismayo
KISMAAYO-AYAAMAHA-Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland, waxaa maanta lagu wadaa in lagu qabto doorashada kursi uu hore ugu guuleystay doorashadiisa Xildhibaan...
Koox ciyaal weero ah iyo hoggaamiyeyaashooda oo xalay nolosha lagu qabtay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulka Degmada Dharkeenley iyo Ciidanka Booliska Saldhiga Dharkeynley ayaa xalay waxay si wadajir ah u fuliyeen Howlgal ka dhan ah Cayaal Weerada dhibaatada ku...
Akhriso Wararkii ugu dambeeyay ee kulanka xildhibaanada Labada Aqal.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya Kulan wadajir ah oo looga arrinsanayo ansaxinta wax ka badelka Habraaca ku-meel-gaark ah ee Doorashooyinka Guddoonka...