24.8 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

DEG DEG:- Abaabul Xoogan oo caawa ka socoda Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho wxaaa caawa ka socoda olole la doonayo in dib loo dhigo doorashada Guddoonka Baarlamaanka Labada Aqal, kaas oo abaabulkiisa ay wadaan Madaxweynayaal...

Musharax Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay wakiilada Beesha Caalamka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe), oo ka mid ah musharixiinta ugu cad cad xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad ayaa maanta...

Ciyaal-weero oo lagu dacweeyey Al-Shabaab, xili M/Gobolka Banaadir ay ku fashilmeen amniga Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir, ayaa wajahaya dhibaato aysan u dul-qaadan karin oo ka imaaneysa Ciyaal-weero, burcad ah oo dil, dhac iyo kufsi ka...

Axmed Madoobe oo Madaxtooyada Jubbaland ku qaabilay Guddiga doorashooyinka heer federaal.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Mohamed Islaam, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Kismaaho ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer federaal Muuse Geelle...

XOG:-Kheyre oo kulan qarsoodi ah la qaatay Xildhibaanada Puntland.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar kamid ah xildhibaannada laga soo doorto Puntland oo aan rabin in magacyadooda la xigto ayaa noo xaqiijiyay in Xasan Cali Khayre uu kulan...

Wararkii ugu dambeeyey qarax lala eegtay xubin kamid ah Guddiga Doorashooyinka

JOWHAR-AYAAMAHA-Wararkii dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Qaraxa oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah...

Gudiga Doorashooyinka heer federaal oo goordhaw gaaray Kismaayo.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaa Muuse Geelle Yuusuf iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ahna Caasimadda KMG...

Garyaqaanka Guud ee Dowladda oo dalbaday in gebi ahaanba meesha laga saaro dacwadda Fahad...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Garyaqaanka guud ee dowladda ayaa Maxkamadda sare ka dalbaday inay gebi ahaanba diido dacwadda uu soo gudbiyay Qareenka Fahad Yaasiin ee ku saabsanaa...

Maxaa Xalay dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Gudoomiyaha KMG ah ee Aqalka Sare.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Kumeel gaarka ah Ee golaha aqalka sare soomaaliya Maxamed Cali Yuusuf gaagaab ayaa ka hadlay kulankii maanta ka dhacay Muqdisho. Khubadii uu senetarada ujeediyey...

Guddiga ka shaqeeya Doorashada Guddonka Golaha Aqalka Sare oo la magacaabay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddomiyaha Ku meel gaarka ah ee Golaha Aqalka Sare Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) ayaa magaacabay Guddiga ka shaqeeya Doorashada Guddonka Golaha Aqalka Sare. Xubnaha...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan