Waddooyinka qaar ee Beledweyne oo xiran & saameyn ka dhalatay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wadooyinka Waaweyn ee Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa saaka xiran xilli doorshada kuraastii ugu horeeysay ee Golaha Shacabku lagu qabanayo Beledweyne.
Ciidamo farabadan...
XOG Dheeraad ah oo laga helay kulankii Cali Guudlaawe iyo Fahad Yaasiin.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay Madaxtooyada Magaalada Beledweyne waxaa uu kula Lataliyaha Amniga Madaxweyne Farmaajo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo...
DEG DEG : Rooble oo qaadacay Heshiiska Cusub ee Shidaalka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaadacay Heshiis shidaal Cusub oo wasaarada patroolka gashay.
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu yiri “Heshiiska la...
Wararkii ugu dambeeyey qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Beledweyne
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax goordhow ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaasoo oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo...
Ra’isul Wasaare Rooble oo goordhaw soo saaray war culus oo ku saabsan doorashada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhaw go’aan culus ka qaatay doorashada Banaadirga oo lagu eedeeyay.
Hoos ka akhriso:
Waxaa cabasho iga soo gaartay qaar...
XASAASI:- Fahad Yaasiin oo maanta tagaya Magaalada Beledweyne
MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimihii hore ee hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ahna La-taliyaha amniga Qaranka Fahad Yaasiin Xaajir Daahir ayaa Maanta oo sabti ah ku...
Hay’adda IMF Oo Ku Hanjabtay Inay Joojineyso Bixinta Mushaaraadka Ciidamada Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa shaaca ka qaaday in haddii dib u dhac kale uu ku yimaado doorashada ka socota dalka Soomaaliya ay...
Guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga oo shaaciyay Odayaasha soo xulaya ergada Shanta kursi
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga ayaa shaaciyay Odayaasha iyo xubnaha bulshada rayidka ah ee soo xuli doonta Xildhibaanada beellaha Banaadiriga.
Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga Sacdiyo...
Diyaaraddo Sidday Ciidamo Farabadan Iyo Ergo Oo Maanta Ka Degay Garoonka Beledweyne
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Garoonka diyaaradaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa duhurnimadii Maanta ka degay diyaarado sidday Ciidamo farabadan oo ka tirsan dowladda Federaalka.
Ilo-wareedyo lagu...
XOG dheeraad ah oo laga helay kulan Taliye Odawaa la qaatay safiirka Mareykanka iyo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Lary Andre iyo Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM Jeneraal Stephen Townsend ayaa booqasho ku tagay...