28.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Shan sano ka hor maanta oo kale markii xilka la wareegay Farmaajo iyo dhacdooyinkii...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warbixintaan kooban ayaan ku eegeynaa shan sano kadib maanta oo ka hor markii uu xilka la waregay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo xukunka Dalka. Madaxweynihii hore...

Ninkii tiirka ka furay mid kamid ah raggii dilka ku xukunnaa oo hadlay!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Laba nin oo ay aheyd in maanta lagu fuliyo dil qisaas ah ayaa laga furay tiirkii lagu dili lahaa, Arrinta ayaa ka dhacday Mandheera...

Haweenay adeegto ah oo kelli lagala baxay xilli ay shaqo u tagtay Sucuudiga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhaqaatiir ku sugan dalka Uganda ayaa xaqiijiyay in haweenay dalkaas u dhalatay oo u shaqo tagtay dalka Sucuudiga, kana soo laabatay lagala baxay mid...

7 Xildhibaan cusub oo maanta lagu doortay Magaalada Baraawe

BAYDHABO-AYAAMAHA-Magaalada Baraawe ee Caasimadda rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ka dhacday doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad...

DEG DEG:- RW Rooble oo Shir isugu yeeray Saraakiisha Ciidamada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray hay’adaha amniga dalka, kadib weerarkii Al-Shabaab xalay ka geysteen qeybo...
Doorashada golaha shacabka

Puntland oo halmar ku dhawaaqday doorashada 16 kursi oo lagu qaban doono Boosaaso

BOOSAASO-AYAAMAHA-Guddiga Maamulka doorashada heer dowlad Goboleed (SEIT Puntland) ayaa shaaciyay qabashada doorashada 16 kursi oo kamid ah 37 kursi ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad...

Maxaad ka taqaanaa ninka loo doortay Kursigii uu ku fadhiyey Cabdiweli Muudeey?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka socota Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ahna Caasimadda...

Howlgalka Burcad-badeeda Soomaaliya oo la qorsheynayo in gebi ahaanba la joojiyo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dalbatay in la joojiyo Qaraarka Golaha Ammaanka ee La-dagaalanka Burcad-badeedda ee tirsigiisu yahay 2608(2021) ee Maarso 3, 2022. Xeebaha...

Jubbaland oo dib u billowday doorashada Golaha Shacabka

KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 3 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee ku asteysan Jubbaland. Kuraastaan...
Doorashada Kursi Kamid Ah Golaha Shacabka

Galmudug oo shaacisay jadwalka doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulada Galmudug & Jubbaland ayaa shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada min Saddex kamid ah...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan