Xasaasi:- Mahdi Guuleed oo ka baxay garabka Farmaajo, kuna biiray dhanka RW Rooble
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed oo ka jawaabayey shir jaraa'id oo maanta ay qabteen Guddoomiyaha Baaralmaanka Aqalka Sare Cabdi Xaashi, Prof. Cismaaciil Samatar iyo...
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay xilal cusub.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 003 ee 21ka January 2022 kuna magacaabid Wasiir, iyo Wasiir ku-xigeen...
XOG:- Loolan cusub oo u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble oo si toos ah usoo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Loolan cusub oo u dhexeeya Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo si toos ah usoo...
Galmudug & Gobolada Waqooyi oo shaaciyay Jadwalka doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiyada Hirgalinta Doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland & Maamulka Galmudug ayaa soo bandhigay jadwalka doorashada kuraas kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo doorashadooda...
Maxaa Iska Bedelay Mowqifka Itoobiya Ee Ku Aadanaa Soomaaliya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Itoobiya Dina Mufti oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Addis Ababa ayaa wax laga weeydiiyay booqashadii uu dhowaan halkaas ku...
Fahad Yaasiin oo markii ugu horreysay ‘afka furtay’ kana hadlay arrimo xasaasi ah.
Faallo uu qoray Agaasimihii hore ee NISA ahna La Taliyaha Amniga Qaranka Fahad Yaasiin oo loogu magac daray "haddii aad wanaag fasho wanaag baa...
Guddoomiye Cusub oo loo doortay Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka
MUQDISHU-AYAAMAHA-xarunta Hoolka teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta oo Khamiis ah lagu qabtay doorashada Guddoomiyaha Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka kadib markii kal hore...
Gudoomiyaha Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo maanta Muqdisho lagu dooranayo
MUQDISHU-AYAAMAHA-Waxaa Maanta lagu wadaa in teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ay ka dhaco doorashada guddoomiyaha cusub ee guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dalka.
Guddiga u qaabilsan...
Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Dalka Oo Welwel Ka Muujiyay Boobka Doorashada
MUQDISHU-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay doorashada Golaha Shacabka ee socota dalka, isagoona walaac ka muujiyay qaabka ay...
Dowladda Soomaaliya Oo Wada Qorshe Dalka Dib Loogu Soo Celinayo Tahriibayaal Xiran
MUQDISHU-AYAAMAHA-Safaaradda dowladda Soomaaliya ee Tanzania ayaa wada dadaalo kala duwan oo ku aadan sidii loo heli lahaa xogta iyo tirada dhammaan tahriibayaasha Soomaaliyeed ee...




















