Wararkii ugu dambeeyey xildhibaan ka badbaaday isku day dil
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Ibraahim Gaduudoow oo ka tirsan Baarlamaanka 2 aad ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa ka badbaaday rasaas la huwiyay gaari uu watay.
Dhacdadaan ayaa ka...
DEG DEG:-Cali Guudlaawe oo tagaya Beledweyne xili Generaal Xuud uu joogo Muqdisho.
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Warar aan helnay ayaa sheegaya in madaxweynaha Hirshabeele Cali guudlawe iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku wajahan yihiin magalada baledweyne xili general xuud uu...
Wararkii ugu dambeeyey qarax goordhow ka dhacay suuqa Bakaaraha
MUQDISHO-AYAAMAHA-Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax goordhow ka dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kaas oo laga helayo warar kala...
Xasaasi: wafdikii ka socday Faransiiska ee soo gaaray Muqdisho iyo Dowladda Soomaaliya.
MUQDISHU-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa caawa Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Yurub iyo Arrimaha Dibadda ee...
Dowladda Federalka iyo Midowga Afrika oo isku raacay qorshihii ugu dambeeyay ee AMISOM looga...
MUQDISHU-AYAAMAHA-Ciidamo Midowga Afrika ah ayaa mas’uuliyadda kala wareegaya ciidamada AMISOM, iyagoo heysta muddo labo sano ah oo ay mas’uuliyadaha ammaanka ku wareejinayaan ciidamada Soomaaliya,...
Sababta Galmudug dib ugu dhigtay shaacinta Guddiga xulista Ergooyinka oo la ogaaday.
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa eib u dhigay shaacinta Guddiga xulista Ergooyinka dooranaya Xilehibaano kamid ah Golaha Shacabka...
Israsaaseyn Sababtay Dhimasho Iyo Dhaawac oo Ka Dhacday….
CAABUDWAAQ-AYAAMAHA-Wararka aynu ka helayno Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in xalay halkaasi ay ka dhacday israsaaseyn khasaaro gaysatay, waxaana ka...
Dhowr arrin oo sabab u ah amni-darrada iyo dilalka ka socda magaalada Muqdisho.
MUQDISHU-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxay mar kale ay ku laabatay dariiqii dilalka tirada badnaa. Walwalka iyo cabsida heysa Shacabka caasimadda ku nool ayaa...
Wararkii ugu dambeeyey qarax lagu dilay Mas’uul oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya degmada Kaxda ee Gobolkan Banaadir ayaa waxaa uu sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax miino oo lala eegtay masuul...
Golaha Wasiirada oo ka laabtay Go’aankii ONLF ugu aqoonsadeen Urur agagixiso
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wasiirrada XFS oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay in laga laabto go’aan uu horay u gaaray Golaha Xukuumadda Sanadkii 2017, kaas oo ururka...




















