25.1 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Intee dhan tahay awoodda militari ee dalka Imaaraadka Carabta?

Xuutiyiinta Yemen ayaa waxaa ay sii xoojiyeen weerarada ay ku bartilmaameedsanayaan gudaha dalka Imaaraadka Carabta. Falaagada Xuutiyiinta ayaa toddobaadyadii u dambeeyay ku qaaday Imaaraadka weeraro...

Muxuu yahay Baaqa Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor u diray Beesha Caalamka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magaalada Muqdishu kula la qaatay Danjiraha dowladda Ingiriiska iyo Danjire xigeenka dowladda Mareykanka ee fadhigoodu...

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Oo Go’aan Ka Gaaray Saddex Kursi Ay Hakiyeen

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee Soomaaliya ayaa Go’aan ka gaaray  oo dacwada kuraasta sumadoodu tahay HOP#201 HOP#209 IYO HOP#211, kuwaas oo todobaadkii hore...

Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya oo markii ugu horreysay dacwad u gudbiyey ‘Wargays’.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada JFS ayaa dacwad u dirtay wargayska caanka ah ee (The Globe and Mail), kaas 20-kii bishii la soo dhaafay lagu daabacay...

Akhriso: Magacyada xildhibaanada cusub ee maanta lagu doortay magaalada Kismaayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta Magaalada kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah maamulka Jubbaland lagu qabtay Doorashada sedex kursi oo ka mid baarlamaanka JFS. Xubno ka socda guddiga hirgalinta...

Taliye Xijaar oo shaaciyey inay jiraan ciidamo ka hortagga Akhlaaqdarada Social Media-ha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed Janaraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in dalka ay kusoo bataan gaar ahaan Baraha Bulshada waxyaabaha aklaaq xumada ah...

Tirada ciidamada Haramcad ee la geeyey Beledweyne.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Ciidamada Haramcad oo diyaarad gaar ah ka waaday Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa la dejiyay meelo kamid ah Garoonka Diyaaradaha Magaalada Beledweyne. Warar...

Wasiir katirsan Koonfur Galbeed oo Xildhibaan loo doortay

BAYDHABO-AYAAMAHA-Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka sicota doorashada Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo degaan doorashadoodu tahay Jubbalane. kursiga HOP126 oo...

Khasaaro ka dhashay shil qabsaday dhallinyaro u socotay Xaflad Qalin-Jebin.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka Magaalada Wajaale ee Gobolka Gebilay ee Somaliland, waxaana...

Suuqa weyn ee Bakaaraha oo saakay u xiran kooxda Daacish

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waaxaa saakay xiran qeybo kamid ah ganacsiyada Suuqa ugu weeyn Soomaaliya ee loo yaqaan Suuqa Bakaaraha, Waxaana sida lashegay loo xiray kadib cadaadis Xoogan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan