Xog dheeraad ah oo laga helay kulankii seddex-geesoodka ahaa ee Rooble, Kheyre iyo Shariif.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ahna Madaxweynihi hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan gaar ah uu la yeeshay Safiirka dowladda Norway u jooga Somalia...
Midowga Musharrixiinta oo Rooble ugu baaqay dhaqangelinta heshiiska doorashada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa soo dhaweeyay Warmurtiyeedkii kasoo baxay Golaha wadatashiga, iyaga oo bogaadiyay tixgelinta la siiyey talooyinkii uu soo jeediyey ee ku aaddanaa...
Askari Horay U Dilay Wiil Bajaajle Ah Oo Dil Toogasho Ah Lagu Fuliyay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa saaka waxaa ay xulun dil toogasho ah ku fulisay Cabdi Xuseen Maxamuud Xasan (Dhafoor) oo horay u...
War murtiyeed laga soo saaray shirkii Afisiyooni iyo mudda doorashada lagu soo gabagabeynayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wadatashiga Qaran oo soo gabagabeeyay shirkii uga socday Muqdisho, ayaa soo saaray war-murtiyeed ka kooban 18 qodob oo khuseeya hufnaanta iyo jadwaleynta xilliga...
Golaha Wadatashiga Qaran oo Shir la leh Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya
MUQDISHU-AYAAMAHA-Weli waxaa Magaalada Muqdisho ka socda Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka, kaas oo galay Maalintii lixaad lana filayo in dhawaan la soo geba-gabeeyo.
Shirka...
Wasiiro Cusub Uu Magacaabay Madaxweynaha Puntland Oo Maanta La Dhaariyey.
GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa goobjoog ka noqday dhaarinta Wasiiro iyo Wasiiro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynaha Puntland magacaabay oo maanta si...
Isfaham hordhac ah oo laga gaaray khilaafkii Maamulka Puntland & PSF
GAROOWE-AYAAMAHA-Waxaa lagu wadaa in dhawaan la shaaciyo xal laga gaaray khilaafkii gacan ka hadalka sababay ee u dhaxeeyay Xukuumadda Puntland ee uu hoggaamiyo Saciid...
Booliska Soomaaliya Oo Gacanta Ku Dhigay Guri Ku Yaalla Muqdisho Oo Lagu Beeray Xashiish
ooliska oo gacanta ku dhigay Guri ku yaalla Muqdisho oo lagu beeray Xashiish
Ciidanka Booliska dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Saldhiga Saldhiga degmada Howlwadaag ee...
Mid Kamid Ah Ergooyinkii Soo Xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Oo La Dilay.
MUQDISHU-AYAAMAHA-Mid kamid ah Ergooyinka soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa habeenimadii xalay aheyd lagu dilay gudaha degmada Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir,...
Prof:- Jawaari oo weerar ku qaaday Farmaajo iyo Rooble.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ka hadlay khilaafka Rooble iyo Farmaajo ayaa aad u dhaliilay labada...




















