Howlgal Qof iyo Guri ah oo laga billaabay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska Gobolka Banaadir ayaa billaabay howgallo ammaanka lagu sugayo, waxaana saacadihii lasoo dhaafay Ciidanku ay guri-guri u baareen Degmada Xamarweyne oo noqotay degmadii ugu...
Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay rag dil iyo dhaawac ka geystay Garowe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Booliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay Koox Eedeysanayaal ah oo dil iyo dhaawac Kasoo geystay Magalada Garowe ee xarunta...
Khasaaro ka dhashay hoobiyeyaal ku dhacay Xaafadaha qaar Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ayaa laga maqlay jugta tiro madaafiic ah oo kusoo dhacay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya oo ay degan yihiin Madaxda ugu...
Wararkii ugu dambeeyey Qarax sababay dhimasho oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qarax ayaa goordhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Siinaay, waxaana laga kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan qaraxaasi.
Qaraxa oo aaha...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shaaciyay khasaaraha weerarkii Xarunta Gobolka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo si deg deg ah dalka dib ugu soo laabtay ayaa booqday...
Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay falkii lagu gubay Kitaabka Qur’aanka Kariimka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, ayaa si kulul u cambaareysay falkii ay mas’uuliyiinta Sweden u ogolaadeen nin xag jir ah inuu...
Wararkii ugu dambeeyey dagaal culus oo ka dhacay duleedka Kismaayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal geystay khasaare kala duwan oo saacadahii lasoo dhaafay ku dhexmaray deegaanka Sijngaleyr oo ka mid ah deegaanada...
Su’aal ka taagan sida lagu galay xaruunta aadka loo ilaaliyo ee Gobolka Banaadir.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Markii ay muddo saacado ah ka dhex dagaalamayeen xarunta dowladda hoose ee Muqdisho ee magaceeda rasmiga ah yahay Fiisho Gufeerno, ayay ciidamada kala duwan...
Maxaa looga hadlayaa Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka furmaya Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo uu horey ugu baaqay Madaxweynaha Jahmuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Shirka ayaa ku saabsan doorka...
Ciidamada dowladda oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Xarunta Gobalka Banaadir.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Amniga aysoo gabagabeeyay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen Xarunta Maamulka Gobalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho, kaas oo geystay...