26.2 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsanaa Geeska Afrika oo shaqadii isaga tagay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Jeffrey Feltman ayaa bishan xilka ka tagaya kadib muddo 9 bilood ah oo uu xilkaasi...
AL-Shabaab oo weerartay Dhoobleey

Sarkaal katirsanaa Al-Shabaab oo dowladda isku soo dhiibay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Abshir Cabdiraxman Cabdi oo ka tirsanaa  Alshabab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta 60aad ee kusugan Deeganka Goofgaduud Buurey...

DEG DEG:- Shir Albaabada u xiran yahay oo hadda Mucaarad ugu socda Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa goordhow magaaladda muqdisho ee caasimadda dalka gaar ahaan hoyga uu ka degan muqdisho madaxweynii hore ee soomaliya shiikh shariif shiikh Axmed ahna Gudoomiyaha...

Hooyo Soomaaliyeed oo dhimatay iyadoo 6 sano dibad jiif ku ahayd London.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muddo lix sano ah ayay Xaawo Cabdi iyo wiilkeeda Muxyadiin Geelle seexanayeen kursi meel bannaan ah oo ku taalla koonfurta magaalada London, hooyadaas ayaase...

Lacag maanta lagu wareejiyey Dawlad Gobolleedyada Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddigii Gurmadka Abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, ayaa bilaabay qeybinta qoondadii lacageed ee Dowladdu ugu talo gashay gurmadka abaaraha. Guddiga...

Bulshadda Rayidka oo ku biiray Shirka Golaha Wadatashiga Qaran.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS yo Xubnaha Gollaha Wadatashiga Qaran ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka socotay Bulshada Rayidka Soomaaliyeed kuwaas oo ay ka dhageysteen talo...

Shirka Golaha Wadatashiga Ee Ka Socda Magaalada Muqdisho Oo Maalintii 3-Aad Galaya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maanta Maalintii Saddexaad galaya shirka Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka, kaas oo ay ka qeyb galayaan Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxweynayaasha, Galmudug, Hir-Shabeelle, Koonfur...

Labada Dal ee Somalia Iyo Finland Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirkooda Iskaashiga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa arrimaha Dibadda...

Saddex arrimood oo ku saabsan khilaafka NISA iyo Wasaarada Amniga ee garoonka Aadan Cadde

Tan iyo markii uu horaantii bishan Wasiirka Amniga Soomaaliya ku amray taliska hay'adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka inay ciidamadooda ka saaraan garoonka diyaaradaha...

Beesha Caalamka oo ka qeyb gashay shirkii Gobalaha Wadatashiga Qaran iyo sharuudo cusub oo...

MUQDISHO-AYAAMAHAH-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Xubnaha kale ee Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa kulan la yeeshay wakiillada Beesha Caalamka oo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan