26 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Farmaajo oo blagu eedeeyay dagaaladii ka dhacay Boosaaso & Beledweyne.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka qeyb galayay dood lagu qabtay Twitter space oo ku saabsan caqabadaha hortaagan doorashada iyo cidda wada ayaa sheegay in 5-tii...

Wararkii ugu dambeeyey shirka golaha wadatashiga iyo dooda ugub adag ee maanta horyaala.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah xarunta teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka socda Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka, kaas oo ay ka...

Halkee Ku Dambeysay Xiisaddii Boosaaso Ee Deni iyo reer Diyaano?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hey’adda xuquuqda aadanaha ee Puntland ayaa xog-uruurin ay soo saartay isniintii ku sheegtay in xad-gudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha ay ka dhaceen magaalada...

Howlgallo qaas ah oo laga fuliyay gobalk Gedo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa howlgallo lagu xaqiijinayay amniga waxaa ay ka sameyeen qaar ka mid ah xaafadaha Degmadda Beled-xaawo...

Ra’iisul Wasaaraha dalka Haiti oo ka badbaaday ‘isku Dday dil’.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’isulwasaaraha dalka Haiti Ariel Henry ayaa sheegay inuu ka badbaaday shirqool lagu khaariji rabay, xilli uu ka qeybgalayay munaasabadda xuska xorriyadda dalkaas oo dhacday...

Shirka Golaha wadatashiga oo maalintii labaad galaya iyo qodobada ugu adag ee maanta horyaala

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xarunta teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad kulan kuleh Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka, kaas oo ay ka qeyb galayaan Ra’iisul Wasaare Rooble,...

Xukuumada Soomaaliya oo Faah-faahin ka bixisay Shirka Wadatashiga Qaran.

MUQDISHU-AYAAMAHA-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay shirka Golaha wadatashiga Qaran ee Maanta ka furmay Xarunta teendhada Afisiyooni ee Msgaalada Muqdisho, kaas oo...

Akhriso:- Wararkii ugu dambeeyey ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo Magaalada muqdisho,waxana shir guddoomin doono Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Faderaalka soomaaliya Maxamed Xuseen...

Maxamed Cabdi Waare oo markale weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Farmaajo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay dhacdadii Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka dhacday 27-kii Bishii December, taas oo Ra’iisul Wasaaraha...

Dhiibaatooyinka ka dhalan kara amarka xukuumadda ay dul dhigtay ciidamada NISA ee Garoonka Aadan...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya Cabdullahi Maxamed Nuur  ayaa shalay qaatay go’aan qar iska tuurnimo ah isagoo faray Nabad Sugidda in ciidamadeeda kala baxdo garoonka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan