Jubbaland oo shaacisay doorashada ‘lix kursi’ oo kamid ah Golaha Shacabka
KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta doorashada heer dowlad Goboleed ee Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada lix kursi iyo jadwalkooda oo ah xilliga la qabanayo.
Kuraasta ay Jubbaland...
Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo ansixiyay miisaaniyadda 2022
BAYDHABO-AYAAMAHA-Golaha wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta kulankooda todobadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa ansixiyay miisaaniyadda maamulkaas ee sanadka 2022 oo gaaraysa $30,000,000 oo...
Xubnaha xilalka ku weyn kara khilaafka Farmaajo iyo Rooble.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guux weyn ayaa soo baxaya saacadihii lasoo dhaafay oo ku aadan is jiid jiid mar kale soo cusboonaaday oo ku aadan khilaafka Madaxweyne farmaajo...
Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiirada Soomaaliya?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo inta badan khamiis walba la qabto.
Shirka ayaa...
DEG DEG:- MW Farmaajo oo qaadaya Tallaabo Militari iyo Ciidamo lagu daadiyey Wadooyinka Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Farmaajo ayaa u muuqda mid isticmaalaya xal milateri oo la mid ah midda hada ka taagan Magaalada Boosaaso ee Siciid Deni uu adeegsaday,...
Taliye Ciidan oo Amaray in la baaro Ra’iisul Wasaare Qaran iyo Wasiir ku Raacay.
MUQDISHU-AYAAMAHA-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa dib usoo saxay warqad uu hore soo saaray, Isagoo caddeeyay in shaqsiga la baarayo uu yahay Sarkaal ka...
Madaxtooyada Puntland oo War Deg-dega ka soo saartay Dagaalka dib uga Qarxay Boosaaso
GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxtooyada Puntland ayaa war kasoo saartay dagaalka Xalay mar kale dib uga qarxay Boosaaso, kadib xabbad joojin shalay labada dhinac ay ku dhawaaqeen,taasi oo...
XASAASI:- MW Farmaajo oo wada “Dacwad xukunka looga tuurayo RW Rooble”
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa wajigii labaad galay dagaalka Ra'iiwul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyne Farmaajo iyo Fahad Yaasiin. Tan iyo markii uu Rooble isku dhigay kursiga Yaasiin Farey...
Wararkii ugu dambeeye ee Dagaalada ka Socda Boosaaso
MOGADISHU-AYAAMAHA-Dagaalka ayaa sida ay wararku inoo xaqiijinayaan socday muddo hal saac ah, balse markii dambe si iskiis ah isga istaagay .
Xaalada magaalada Boosaaso ayaa...
Farmaajo iyo Rooble markale qorsheynaya khilaaf sababi kara dib u dhaca doorasho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaadey Farmaajo iyo ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Rooble ayaa mar kale gorada is-daray, sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonaan karo.
Warbixinada ayaa...




















