24.8 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Sii hayaha safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa labo jeer la hadashay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni

Mareykanka oo War ka soo saartay dagaaladii maanta ka dhacay Magaalada Boosaaso

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mareykanka ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka maanta ka qarxay magaalada Booaaaso ee gobolka bari kaasoo u dhexeeya ciidamada PSF iyo kuwa daraawishta...

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Dagaalkii Ka Dhacay Boosaaso.

BOOSAASO-AYAAMAHA-Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa wararka naga soo gaaraya waxaa uu sheegaya in ugu yaraan 6 qof ay ku dhinteen tiro intaa ka...

Duqa Muqdisho oo ‘la saftay’ Siciid Deni una jawaabay Midowga Musharrixiinta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duwa Caasimadda Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa sheegay in waqtigaan lagu jiro xilli siyaasadeed oo ay socdaan howlo doorashooyin ah,...

Maxaa ka jira in Ciidanka Gorgor ay ka dagaalamayaan Magaalada Boosaaso?

BOOSAASO-AYAAMAHA-Cabdiqani Deera-dile oo ah Duqa Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa Dowladda Federaalka ku eedeeyay dagaalka ka socda magaaladaasi in dowladda Federaalka ay...

Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho iyo khilaaf horleh oo laga cabsi qabo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha  muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa dalka dib ugu...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka ka socda Magaalada Boosaaso.

BOOSAASO-AYAAMAHA-Wararka ka imanaya magaalada waxa ay sheegayaan in weli magaalada ay kusii qulqulayaan ciidamada Puntland qeybahooda kala duwan, halka ciidamada PSF-ta ay ku egyihiin...
waddada halbowlaha ah ee isku xirta Waldiya iyo Maqale

TPLF oo go’aan lama filaan ah ka qaadatay dagaalkii ay kula jirtay ciidamada Itoobiya.

MUQDISHO-AYAMAHA-Xoogaga TPLF ee dagaalka kula jira Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa isugu tegaya Gobolka Tigrayga, sida uu sheegay Debretsion Gebremichael, Hoggaamiyaha TPLF. Hoggaamiyaha TPLF oo warqad...

General Bashiir Goobe oo si kulul ugu jawaabay eedeyn loo jeediyay Ra’isul Wasaare Rooble

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac, oo ah sarkaalka ugu Derejada sarreeya Ciidamada Soomaaliya, ayaa kajawaabay eedeyntii uu usoo jedeyaya Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliya Cabdixamiid...

QM oo dalbaday Mallaayiin Dollar oo wax looga qabanayo abaaraha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday 17 milyan oo dollar oo qeyb ka ah dadaallada gargaarka bani’aadminnimada ee wax looga qabanayo xaaladda degdegta ah ee...

Xog dheeraad ah oo laga helay dadkii weeraray shaqaale ka tirsan diyaaradaha Turkish Airlines

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Ciidamada  Booliska  Soomaaliyeee ayaa ka warbixiyay dhalinyaro Soomaaliyeed oo weerartay shaqaale ka tirsan shirkada diyaaradaha Turkish Airlines, falkaas oo shalay ka dhacay Garoonka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan