26.3 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Muxuu Wasiir Beyle kala hadlay Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda maaliyadda XFS Dr; Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Kiin Foster, iyaga oo...

Shir lagu qorsheynayo sidii Soomaaliya kula wareegi laheyd Amniga dalka oo furmay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali oo ay wehelinayeen Wasiirrada Gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji iyo Amniga  Cabdullaahi Maxamed Nuur, Taliyeyaasha...

Dacwad dambi iyo khiyaamo qaran oo lagu soo oogi doono siyaasiyiinta Somalinad

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta saxiixay xeer dhammaan dadka kasoo jeeda gobollada waqooyi looga mamnuucay ka qeyb-galka arrimaha siyaasadda ee Soomaaliya,...

Abiy Axmed oo soo afjaray wajiga koowaad ee dagaalanka TPLF, fariin cusubna u diray...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalkaas oo ay kula jiraan xoogaga TPLF. Warsaxaafadeeska ayaa ka...

Yaa ka dambeeyey in marka Khilaafka cusub uu soo kala dhexgalo Mahdi Guuleed &...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa soo baxay maanta khilaaf ka jira doorashada golaha shacabka xildhibaanada ka soo jeeda gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya. Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Dalka Abuukaato Mahdi...

Saameynta doorashada ku yeelankarto diidmada Mareykanka iyo Britain ee lacagta doorashada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shir saxaafadeed wadajir ay u qabteen labada Danjire ee Mareykanka iyo Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Colleen Crenwelge iyo Kate Foster, ayey kaga digeen in...

Doorashada 16 kursi oo ka mid ah golaha shacabka oo la hakiyey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa ku baaqey in la joojiyo doorashadda 16 kursi oo kamid ah kuwa Somaliland, taasoo ka dhacday Muqdisho kadib...
Rooble wax shaqo ah ku laheyn go’aanka xeer ilaaliyaha Kiiska Ikaan.

Maxaad ka ogtahay ‘Bisha’ ay Farmaajo iyo Rooble qorsheynayaan inay soo gabagabowdo doorashada?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa si tartiib ah ku bilowday doorashooyinka golaha shacabka baarlamaanka 11aad Soomaaliya oo la sheegay in xitaa maamul gobolleedyada qaar iskaga gaabsadeen inay doorashada...

Dhamaan hoggaamiyaasha dowlad goboleedyada oo go’aan culus ka qaatay Guddiga doorashooyinka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxda dowlad goboleedyada ayaa si weyn uga biya diidan yihiin in guddiga doorashada uu awood u yeesho in natiijada kursigii uu doono uu diidi...

Ciidamada Itoobiya oo TPLF ka qabsaday magaalooyin muhiim ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Itoobiya ayaa dib ula wareegay magaalooyinka istiraatiijiga ah ee Dessie iyo Kombolcha, kuwaas oo ay ka qabsadeen ciidamada Tigreega, sida ay dowladdu sheegtay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan