28.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Wafdi ka socda DFS oo ka qeyb galay shirka Jaamacada Carabta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo u wehliyo Danjiraha Soomaaliya ee Masar ahna Wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda...

Muxuu ku saabsan yahay heshiiska cusub ee Somalia iyo Shiinaha?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa kala saxiixday heshiis cusub oo is-afgarad, kaasi oo ku saabsan dayactirka iyo qalabeynta Tiyaatarka qaranka, Radio Muqdisho iyo wakaaladda...

XOG:- Khilaaf xooggan oo markale soo dhex galay guddiga doorashooyinka heer federal

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Kheyre (Guurow) oo katirsan xubnaha guddiga doorashada heer federal u qaabilsan Koonfur Galbeed ayaa kasoo horjeestay go’aan guddiga doorashada kasoo baxay oo lagu...

Muxuu ku saabsan yahay shirka uu cilaamiyey Ra’iisul Wasaare Rooble?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda lagu qabto shir uu hogaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble...

Guddiga Doorashooyinka heer Federaal oo diiday dalabkii Midowga Musharrixiinta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Guddiga hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal (FEIT) Maxamed Xasan Cirro ayaa ku tilmaamay arrin aan suurtagal ahayn hakinta Doorashada Golaha Shacabka si loo saxo...

DEG DEG:- Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo qaatay go’aan lama filan ah!

MUQDISHO-AYAAMAHA-War goordhow ku soo dhacay warqabadka ayaamaha.com ayaa sheegaya in Guddiga doorashada heer Federaal ee FEIT uu laalay doorashadii labo kursi oo dhowaan lagu...
Doorashada golaha shacabka

Jowhar iyo Beledweyne oo go’aan ka qaatay muranka doorashada. 

JOWHAR-AYAAMAHA-Maamulka Hirshabeelle ayaa qorsheynaya in dhawaan uu bilaabo qabashada doorashada xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana si aad ah magaalada Jowhar ah...
Saraakiil katirsan Booliska Kenya

Weerar dhabo gal ah oo lagu dilay saraakiil katirsan Booliska Kenya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Al-shabaab ayaa weerar dhabba-gal ah ku qaaday Gaari ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dalka Kenya, waxaana weerarkaas uu ka dhacay Magaalada Mandheera...

Erdogan oo markale ka badbaaday isku day dil lagu khaarijin lahaa iyo askarigii oo…..

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya dalka Turkiga ayaa sheegaya in gaadhi uu saarnaa askari ka tirsan ciidamada booliiska laga helay walxaha qarxa, kaas oo qayb ka...

Farmaajo oo loo haysto laba arrimood oo halis ku ah dowlad dhisidda Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in hadii aan la helin doorasho lagu kalsoonaan karo ay taasi meesha ka saari karto...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan