23.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Dad shacab ah oo lagu laayey qarax Miino oo lala eegtay Bajaaj ay saarnaayeen.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay tuulada Buulo Xaaji oo 90-km dhanka galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo...
PSF ayaa la sheegay in lakala furfuray kadib markii lagu bixiyey lacag farabadan

XOG:-PSF oo laka furfuray iyo qorshii Saciid Deni oo hirgalaya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Isimada dhaqanka Magaalada Boosaaso ee Xsrunta Gobolka Bari ayaa bilaabay dadaalo xal loogu raadinayo xiisadda ka dhalatay xilka qaadistii Madaxweynaha Puntland uu ku sameeyay...

Muxuu yahay qorshaha halista ku ah Villa Somalia ee Midowga Musharaxiinta ay damacsan yihiin?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha ay ku midaysanyihiin Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah u qaadacay ka qeyb galka doorashada baarlamaanka ee dalka ka socota, taasoo dhabar...

Howlgal laga fuliyay Muqdisho oo lagu dilay saraakiil katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal lasoo dhigay barta rasmiga ah ee Twitter-ka Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka qorsheysan ay ku fuliyeen Muqdisho lagu beegsaday 15 Sarkaal...

Dad Isku Qoys Ah Oo Ku Dhintay Weerar Ka Dhacay Magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka, kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab oo xalay ka dhacay...

DEG DEG:- Mid kamid ah saraakiisha caafimaadka oo lagala baxay Isbitaal laansareeti.

MUQDISHO-AYAAMAHA-War goordhow nasoo gaaray ayaa waxaa uu sheegaya in Isbitaalka laansareeti ee degmada Cabdicasiis lagala baxay mid kamid ah saraakiisha caafimaadka ee ka howlgala...
Madaxweyne Farmaajo waa nin aamusan oo aan war badneyd balse go'aanadda uu qaato ku adkeysta

Maxaad ka ogtahay ‘hal dabeecad’ oo Farmaajo iyo Deni ka siman yihiin?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xilli weli Magaalada Boosaaso ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay xilka qaadistii Agaasimaha Ciidamada Hay’adda PSF ayaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed & Guddiyada doorashooyinka?

Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweyne Lafta-gareen iyo gudiyada oorashooyinka?

BAYDHABO-AYAAMAHA-dMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa kulan looga hadlayey Arimaha Doorashooyinka Xildhibaanada Gollaha Shacabka la qaatay Gudiyada Hir-gelinta Doorashooyinka...

Xaaladda Boosaaso oo sii adkaaneysa iyo ciidamo horleh oo lagu daabulayo

MUQDISHO-AYAAMMAHA-Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowlad Goboleedka Puntland ayaa xalay si weyn looga dareemayay dhaq-dhaq Ciidan iyo saan-saan dagaal ayaa waxaa hadda lagu soo...
doorashooyinka Heer Federaal

Kursigii Pro Jawaari laga boobay oo baaris lagu billaabay iyo go’aanka Guddiga doorashooyinka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in ay dhswaan bilaabayaan baaritaanka kursiga HOP#103 oo  abashada ka timid, kaas oo dhawaan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan