Maxaad ka ogtahay u jeedka safarka Farmaajo ee Qadar?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa...
Prof Jawaari, marka xilka G/Baarlamaanka qasab looga tuuray marna tartanka kursigiisa laga reebay!
Prof Jawaari maalinkii xilka guddoomiyaha Baarlamaanka sida qasabka looga tuuray ayuu hadaljeedintii uu ku tanaasulay wuxuu tusaale ugu soo qaaday qisadii labadii haweenka ahaa...
Baydhabo oo maanta lagu dooranayo kuraas kamid ah Golaha Shacabka.
BAYDHABO-AYAAMAHA-Waxaa maanta lagu wadaa in markale Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu doorto Afar kamid kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Maamulka...
Haweeneey Soomaali ah oo Mareykanka ku Gowracday cunug ay dhashay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Haweeneeyda oo lagu Magacaabo Fardowso Cabdullaahi ayaa gowracday wiil yar oo ay dhashay, iyada oo meydkiisa ku riday haanta qashinka lagu rido oo taalla...
Cabdiwali Gaas oo la saftay Agaasimaha PSF ee Saciid Deni xilka ka qaaday.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii KMG ahayd ahna Madaxweynihii Hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay xiisadda ka taagan Magaalada Boosaaso...
Muxuu shirarkii hore kaga bedelan yahay shirka golaha wadatashiga qaran ee Rooble cilaamiyey?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa lagu wadaa in kulan ay yeesheen golaha wadatashiga qaranka, kaasi oo la filayay in looga hadlo hanaanka ay ku bilaabatay doorashada golaha shacabka...
Wasiirka cusub ee arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay Wafdi ka Socday Jarmalka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisaciid Muuse Cali ayaa qaabilay wafdi ka socda Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka oo ka koobnaa Madaxa Qeybta Bariga Afrika...
Wiil Soomaali ah oo Afar jeer Liibiya addoon ahaan loogu kala iibsaday!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Cabdiraxmaan waxa uu ka mid yahay tahriibayaal Soomaalida oo laga soo daayay xabsiyada Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay.
Wuxuu BBC-da uga warramay rafaadka...
War-murtiyeed laga soo saaray kulankii Ra’iisul wasaare Rooble iyo Midowga Musharaxiinta.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulan ay maanta isugu yimaadeen Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa wax ay uga wada hadleen arimaha doorashooyinka dalka .
Midowga Musharaxiinta ayaa...
XASAASI:-Beesha Waceysle oo ka tashatay Qoor Qoor kana baxeysa Galmudug.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Beesha Wacayle ee ka tirsan Beel weynta Abgaal Cismaan ee Hawiye ayaa sheegtay inay ka baxayso Galmudug inteeda kale kadib markii la sheegay in...




















