27.2 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

War-murtiyeed laga soo saaray kulankii Ra’iisul wasaare Rooble iyo Midowga Musharaxiinta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulan ay maanta isugu yimaadeen Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa wax ay uga wada hadleen arimaha doorashooyinka dalka . Midowga Musharaxiinta ayaa...
Beesha Wacayle ee ka tirsan Beel weynta Abgaal Cismaan ee Hawiye

XASAASI:-Beesha Waceysle oo ka tashatay Qoor Qoor kana baxeysa Galmudug.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Beesha Wacayle ee ka tirsan Beel weynta Abgaal Cismaan ee Hawiye ayaa sheegtay inay ka baxayso Galmudug inteeda kale kadib markii la sheegay in...
Dhaqdhaqyo culus oo qalqal ku abuuray Saciid Deni.

Ciidamada PSF ee Puntland oo dhufeyso waaweyn qotay iyo wararkii u dambeeyey.

GAROOWE-AYAAMAHA-Sarkaal ugu sarreeya ee PSF ayaa mar kale ku celisay in aysan aqoonsanayn xilka qaadistii Madaxweyne Siciid Deni ku sameeyay Agaasimaha PSF Maxamuud Cismaan...
Doorashada Kursi Kamid Ah Golaha Shacabka

Doorashadii Tafaariiqda aheyd oo ka socota dhuusamareeb iyo hal kursi oo maanta la qaban...

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Doorashada kursi kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee degaan doorashadiisa tahay Galmudug ayaa Maanta oo sabti ah ka dhaceysa Magaalada Dhuusamareeb ee...
AL-SHABAAB IYO Baraawe

Amniga Baraawe oo sii xumaanaya iyo weerar xalay ka dhacay Magaalada.

BAYDHABO-AYAAMAHA-Weerar loo adeegsaday bambo gacmeed ayaa xalay lagu weeraray Hoyga Magaalada Baraawe uu ka degan yahay Gudoomiyihii hore ee degmadaas. Kooxo hubeysan ayaa beegsaday guri...

Farmaajo oo markii ugu horreysay ka hadlay Abaarta lagu dhammaday ee dalka ka jirta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan abaaraha ba’an ee ku dhuftay dalka ayaa ku...

War saxaafadeedka Beesha Caalamka wax maka bedelinkaraa boobka doorashada?

MUQDISHO-AYAAMAHA-War saxaafadeed ay maanta si wada jir ah u soo saareen dalalka saaxibadda Soomaaliya ayay ku baaqeen in doorashada Golaha Shacabka ay noqoto mid...

Maxaa looga hadlay kulankii Gudoomiye Jawaari iyo Afhayeenka Midowga Midowga Musharaxiinta?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Musharax  Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa goor dhow ku booqday hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho gudoomiyihii ee golaha Shacabka Shacabka Maxamed Sheekh...

Abiy Axmed oo farriin ka soo diray furinta hore ee dagaalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa lagu arkay safka hore furinta dagaalka maalmo ka dib markii uu sheegay in uu dagaalka hoggaamin doono. Dowladiisa ayaa...

“Allaha u raxmado Soomaaliya” jawaari oo Soomaali ku tilmaamay inay dhimatay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-“Allaha u raxmado Soomaaliya waxaan ka baqayaa intii yareyd ee dowladnimada aan soo kasbanay inay faraheeda ka baxdo.”ayuu yiri Proff Jawaari oo muddo dheer...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan