Hadii doorshada Aqalka Sare ay qaadatay afar bilood, imisaa ayey qaadan kartaa mida G/shacabka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashada Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa ugu dambeyn shalay lasoo geba-gebeeyey kadib bilo ay soo jiitameysay, ayada oo labadii senator ee ugu dambeeyey lagu...
Farmaajo oo markii ugu horreysay ka hadlay doorashadda Sanatarrada cusub.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hambalyeey guusha dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul Wasaaraha...
Agabka Doorashada Golaha Shacabka Oo Loo Kala Diro Dowlad Goboleedyada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), ayaa bilaabay in agabkii Doorashada Golaha Shacabka u kala diro deegaanada Dowlad Goboleedyada ay ka dhacayso doorashooyinka.
Guddiga ayaa...
Dowladda Federalka oo war kasoo saartay xukun lagu riday askar katirsan AMISOM
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay xukuno isugu jiray dil toogasho ah iyo xabsi oo lagu riday Askar ka tirsan Ciidanka AMISOM gaar ahaan...
Senatorada Cabdiqeybdiid iyo Cabdi Cusmaan Xareed oo lagu doortay Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Doorashada labo xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Sare ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug.
Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa cod...
Askari lagu dhex dilay Isgoys caan ah oo ku yaala Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Isgoyska Warshadda Caanaha ee Muqdisho ayaa waxaa kooxo hubeysan ku dileen askari ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya sida ay sheegeen dadka degaanka.
Sida la sheegay...
Maxay yihiin askarta ka tirsan AMISOM ee lagu xukumay dil toogasho?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay maxkamadeynta 5-tii bishan ka bilaabatay Maxkamadda AMISOM ee Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.
Waxaa halkaas lagu dhageysanayay kiis...
Doorasho Maanta ka dhacayso Magaalada Dhuusamareeb.
Dhusamareeb -Ayaamaha-Waxaa maanta lagu waddaa in Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug lagu qabto doorashada labo kursi oo ka mid ah Aqalka Sare, kuwaasoo...
Rag Ka Dambeeyay Dilal Ka Dhacay Degaano Ka Tirsan Mudug Oo Gacanta Lagu Dhigay
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Howlgal socday muddo 8 bari ah ayaa lagu soo gaban gabeeyey degaanka dhagtuur ee koofurta gobolka mudug, ka dib markii gacanta lagu dhigay 7...
DEG DEG:- Guddiga Doroashooyinka Heer Federaal oo war cusub soo saaray.
WAR SAXAFADEED
Muqdisho Taariikh: Noofeembar 11, 2021
Guddiga Doroashooyinka ee Heer Federaal oo tix-gelinaya xaaladaha waddanka iyo duruufaha taagan, culaysyada kala duwan ee ka jira doorashada...




















