Tababar loo soo xiray Ciidamo sugaya Amniga doorashada Golaha Shacabka
Guddiga Doorashadda Heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa maanta booqday xarun hawlgalladda Amniga Doorashooyinka gaar ahaan magaalada Gaalkacyo, halkaa oo ay tababar ugu soo...
Maxay kawada hadleen Axmed Madoobe iyo ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay?
KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita...
Jaaliyadda Soomaalida UK oo sheegay iney soo wajahday halis
MUQDISHO-AYAAMAHA-Jaaliyadda Soomaalida UK, ayaa bilaabay iney Soomaalida u sharaxaan sidii ay u wajihi lahaayeen xaaladda soo cusboonaadey, ka gadaal markii dhawaan ruux Soomaali ah...
Wararkii ugu dambeeyay Gobolka Gobolka Galdaduud iyo Xiisad dagaal oo taagan
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in xaalad kacsanaan ah ay ka taagan taahay Gobolkaasi, xili Ciidanka Dowladda iyo kuwa Galmudug oo...
Liiska musharaxiinta Aqalka Sare ee Jubbaland oo la soo saaray
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo saaray liiska musharaxiinta ku tartameysa afarta kursi ee ka dhiman aqalka sare ee deegaan...
Axmed Madoobe oo maanta kulan dar daaran ah la qaatay golahiisa wasiirada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulankaan maanta ka dhacay magaalada kismaayo ayaa waxa uu ufurmay golaha wasiirada jubbaland,iyadoo tababar seddex cisho ah qaadanaya ufurmay.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe)...
U jeedka kulanka Qoor Qoor iyo Taliyaha Ciidanka AMISOM ee degaannada Galmudug.
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Taliyaha Ciidanka AMISOM ee sector 4 iyo...
Gudiga Adeega Garsoorka Koonfur Galbeed oo maanta la dhaariyay.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeyb-galay Munaasabad lagu dhaarinayey Gudiga Adeega Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee dhowaan Madaxweynaha uu...
Mustafe Cagjar oo markale loo doortay Madaxweynaha Dowlad degaanka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Mustafe Cumar ayaa loo doortay inuu hoggaamiyo Deegaanka Somalida Jigjiga shanta sano ee soo socota.,Madaxweyne Mustafe ayaa seddexdii sano ee lasoo dhaafay Deegaanka...
Cali Guudlaawe oo kasoo baxay balantii uu lagalay Sheekh Shariif.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.
Kulanka oo ka...



















