Deni oo ka jawaabay hadalkii kasoo yeeray Madaxweyne Qoorqoor
GAROWE-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si waafaqsan Dastuurka Dowladda Puntland qodobka 80-aad farqadiisa 12-aad, wuxuu maanta furay Kalfadhigga -aad ee Golaha Wakiilada...
Diwaangalinta Musharaxiinta xildhibanada Golaha Shacabka oo bilaabatay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Maamulka Doorashada Kuraasta gobolada waqooyi Somaliland ayaa maanta bilaabay Diiwaangelinta ergooyinka kuraasta Gollaha Shacabka ee tirsigoodu yahay Hop 239 iyo Hop 237, Diiwaangelinta...
Haweeney Lacag U Ururin Jirtey Alshabaab Oo Loo Gacan Geliyay Maraykanka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Haweeney u dhalatay dalka Holland balse asalkeedu yahay Soomaali oo todobo sano ka hor lagu soo eedeeyay in ay lacag u aruurineysay kooxda Al-Shabaab...
Waa kuma Musharaxa keliya ee kusoo bixi doono kursiga ugu horeeya ee doorashada Waqooyiga?
Waxaa maanta oo Sabti ah la filayaa iney bilaabato diiwaan gelinta musharaxiinta Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ka soo gala Gobalada Waqooyi.
Sida ay...
Soomaali lagu xiray dalka Zambia iyo Dowladda oo ka hadashay.
Warsaxafeeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibada ayaa lagu xusay in ay socdaan baaritaano la xariira sababa keenay in dadkaasi si guud loo xirxiro xilli...
Qoorqoor oo galabta booqday goobihii laga saaray Ahlusunna
Madaxwaynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor” ayaa soo gaaray Degmada Guriceel oo shalay Ciidamada Dowlada Federaalka iyo kuwa Galmudug si buuxda ula...
Ujeedka socdaalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Xerada Balli-Doogle.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Xerada Ciidanka Bali-doogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Madaxweynaha oo maalmahaan...
Sheekh shaakir oo xogo badan ka bixiyey sababta ay uga baxeen Guriceel
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hogaamiyaha Ahlusuna Sheekh Shaakir cali xasan ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaalkii guriceel ka dhacay iyo waxyabaaha keenay inay iskaga baxaan Magaaladaasi maalmo...
XOG:- Hubka AMISOM ee derbiyada duleeliyo oo la sheegay in loo isticmaalay dagaalkii Guriceel
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Ciidammada Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabay eedeymo sheegayay inay taageero milatari u fidiyeen ciidammada dowladda ee dhawaan magaalda Guriceel...
Maxaa Baydhabo ku dhexmaray Shariif Sakiin iyo Laftagareen?
BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Koofur Galbeed Shariif Xasan ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada kume gaarka ah ee Koonfur Galbeed.
Madaxweynihii hore ee Koonfurgalbeed Shariif...




















