Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Guriceel.
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Waxaa Maanta degan xaaladda degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud marka loo fiiriyo sidii ay shalay aheyd ilaa xalay oo ay kajireen dhaq dhaqaaqyo Ciidan...
XOG:- Xirmooyinka shidaalka oo badankood maray dhinaca Soomaaliya
Macluumaad lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in kadib xadaynta ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka ICJ ka samaysay xuduudda badda Soomaaliya iyo Kenya ay...
Madaxweynaha Turkiga oo Booqasho ku maraya dalal badan oo ka tirsan Afrika
MUQDISHO-AYAAMAHA-Turkiga oo xoojinaya xiriirka uu lee yahay waddamada Afrika, ayaa maanta oo Axad ah waxaa dalka Angola tegaya wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Recep Tayyip...
Muuse biixi oo si layaab leh uga hadlay dadkii laga soo masaafuriyay Laascaanood.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhaleeceeyay Qaramada Midoobay warbixin ay dhawaan soo saartay Hay’adda QM ee OCHA oo ay ku sheegtay Tirada...
Jaamacada Carabta oo ka hadashay go’aankii Maxkamada ICJ ee Somali Kenya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka Baarlamaanka Carabta oo lagu soo gaba-gabeeyey magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa waxaa lagu soo hadal qaaday xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan go’aankii...
DEG DEG:- Ciidamada Galmduug iyo kuwa Dowladda oo hareereyey Guriceel
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Galmudug oo ka dhadhaaqay fariisimohoodii hore ayaa gaaray tuulada Ceel-Sadiiq oo guriceel ujirta qiyaastii 16-km, kuna beegan inta u...
Xukun lagu riday Askar dhac u geysatay Carwo ku taalla Magaalada Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday Askar ka tirsan Ciidanka dowladda oo Carwo ku taalla degmada Hodan gaar ahaan Taleex ka qaatay...
Maxaa looga hadlayaa shirka Midowga Afrika uga socda Addis Ababa?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa labo hadal jeedin ah ku yeeshay Shirka 39aad ee caadiga ah ee...
Wararkii u dambeeyey Shilkii xalay ka dhacay duleedka Hargeysa
HARGAYSA-AYAAMAHA-Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil gaari oo xalay ka dhacay duleedka galbeed ee Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.
Shilkaan aya gaystay geystay...
Doorashada Golaha Shacabka ee Somaliland oo la billaabayo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay bilaabaneyso doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee kasoo...




















