25.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Midkee awood badan Ciidamada badda ee Soomaaliya iyo Kenya?

Kenya oo ciidankeeda badda ay si buuxda u howlgalaan ayaa markii horeba galaangal ku lahayd amniga aagga la isku hayo, sida uu sheegay Collins...

Tirada dadka qaba xanuunka dhimirka ee Muqdisho oo sii korortay.

MUQDIAHO-AYAAMAHA-Xaruunta dhimirka ee Dr Xabeeb ee Muqdisho ayaa waxaa kujira Bukaano badan oo la xanuunsanaya xanuunka dhimirka oo Soomaali badan la dhibaateysan. Dr Xabeeb oo...

Muhaajiriinta ku sugan gudaha Liibiya oo wajahaya xaalad adeg

MUQDISHO-AYAAMAHA-Boqolaal muhaajiriin ah oo ku jira xabsiga Ain Zara ee dalka Liibiya ayaa ku nool xaalado adag, kaddib markii dad kor u dhaafaya 1,000...

Dowladda Soomaaliya oo Gaadiid ku wareejisay Maamulka Jubbaland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaaliya Marwo Maryan Aweys Jaamac iyo Wafdi ay hoggaamineyso ayaa gaaray Magaalada Kismaayo, waxaana Garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay...

Maxaa ka jira in Sheekh Shaakir isaga baxay Guriceel, xaguu aaday?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo ciidamo uu hogaaminayo ayaa lasoo sheegayaa inay iskaga baxeen magaalada guriceel ee gobolka gal gaduud. Sheekh iyo ciidamo galbinayey...

Barakac xoogan oo ka socda Guriceel iyo cabsi ka jirta Degamada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud waxaa maanta ka socda barakac xoogan halkaas oo laga cabsi qabo inay ku dagaalamaan Ciidanka dowladda & kuwa Ahlusunna. Xaafadaha...

Wararkii u dambeeyey ciidamada dowladda oo dhowr jaho ka dagay Guriceel.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Wararkii u dambeeyey ee aan ka heleyno Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa uu sheegayaa in ciidamada dowladda Federaalka ay dhowr jaho ka...

Nin ku hubeysan qaanso iyo falaar oo Dad ku laayey Dalka Norway

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shan qof ayaa dhimatay laba kalana waa ay dhaawacmeen dalka Norway kaddib markii uu weerraray nin adeegsanaya qaanso iyo falaar sumeysan. Xalay abaare 18:13 waqtiga...

Garsoore Cabdiqawi oo diiday qodobo kamid ah Go’aankii Maxkamadda ICJ

MUQDISHO-AYAAMAHA-Garsoore Cabdiqawi Axmed Yuusuf oo ah Soomaali ka mida garsoorayaasha Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa sheegay in go’aankii kasoo baxay maxakmadda ee...

Cunto noocee ayaa kugu haboon in aad badsato marka aad gaarto 40 jir

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cuntada waxay door weyn ka ciyaartaa nolosha aadanaha, waxaana loo baahan yahay in qofka uu qaato cuntooyin nafaqo leh. Dhakhaatiirta waxay dadka kula taliyaan inay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan