Muhaajiriinta ku sugan gudaha Liibiya oo wajahaya xaalad adeg
MUQDISHO-AYAAMAHA-Boqolaal muhaajiriin ah oo ku jira xabsiga Ain Zara ee dalka Liibiya ayaa ku nool xaalado adag, kaddib markii dad kor u dhaafaya 1,000...
Dowladda Soomaaliya oo Gaadiid ku wareejisay Maamulka Jubbaland
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaaliya Marwo Maryan Aweys Jaamac iyo Wafdi ay hoggaamineyso ayaa gaaray Magaalada Kismaayo, waxaana Garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay...
Maxaa ka jira in Sheekh Shaakir isaga baxay Guriceel, xaguu aaday?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo ciidamo uu hogaaminayo ayaa lasoo sheegayaa inay iskaga baxeen magaalada guriceel ee gobolka gal gaduud.
Sheekh iyo ciidamo galbinayey...
Barakac xoogan oo ka socda Guriceel iyo cabsi ka jirta Degamada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud waxaa maanta ka socda barakac xoogan halkaas oo laga cabsi qabo inay ku dagaalamaan Ciidanka dowladda & kuwa Ahlusunna.
Xaafadaha...
Wararkii u dambeeyey ciidamada dowladda oo dhowr jaho ka dagay Guriceel.
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Wararkii u dambeeyey ee aan ka heleyno Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa uu sheegayaa in ciidamada dowladda Federaalka ay dhowr jaho ka...
Nin ku hubeysan qaanso iyo falaar oo Dad ku laayey Dalka Norway
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shan qof ayaa dhimatay laba kalana waa ay dhaawacmeen dalka Norway kaddib markii uu weerraray nin adeegsanaya qaanso iyo falaar sumeysan.
Xalay abaare 18:13 waqtiga...
Garsoore Cabdiqawi oo diiday qodobo kamid ah Go’aankii Maxkamadda ICJ
MUQDISHO-AYAAMAHA-Garsoore Cabdiqawi Axmed Yuusuf oo ah Soomaali ka mida garsoorayaasha Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa sheegay in go’aankii kasoo baxay maxakmadda ee...
Cunto noocee ayaa kugu haboon in aad badsato marka aad gaarto 40 jir
MUQDISHO-AYAAMAHA-Cuntada waxay door weyn ka ciyaartaa nolosha aadanaha, waxaana loo baahan yahay in qofka uu qaato cuntooyin nafaqo leh.
Dhakhaatiirta waxay dadka kula taliyaan inay...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo maanta sheegay hadal ay ku farxeen dad badan.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta soo gaaray magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa sheegay in si nabad ah ugu...
Akhriso Warbixin muhiim oo ku saabsan in Soomaaliya si dadban Badda looga dhacay iyo...
Baddii la isku haystay iyo Continental Shelf kii iyo khayraadka ku jira (saliid, shidaal iwm) waxa loo xukumay Soomaaliya. Doodii Kiiniya oo ah mid...




















