Xukunka Kiiska dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya oo la shaacinayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xukunka dacwada muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxay si rasmi ah Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ugu dhawaaqi doontaa 12-ka October ee...
Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweynaha Hir-Shabeelle iyo Wakiilada Beesha Caalamka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Galabta waxaa kulan dhinaca khadka Internet-ka ee Aalada (Zoomka) uu la qaatay Xubno kamid ah Wakiilada...
Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullahi Abuukar Xaaji ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Cusub ee Midowga Yurub usoo...
Maxaa looga hadlay kulankii maanta ee R/Rooble la qaatay Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay siyaasiyiinta gobolada waqooyi ee Somaliland kuwaas oo kala ah, Mahdi Guuleed, Cadbi Xaashi...
Wararkii u dambeeyey qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Buurhakaba
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala beegsaday gaari ay la socdeen xubno ka tirsan maamulka degmadaas, waxaana soo gaaray...
Qoorqoor oo go’aan ka qaatay Villa Somalia lana saftay Ra’iisul wasaare Rooble
Villa Soomaaliya ayaa lagu kala guuray ka dib markii caaway uu baneeyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor Garabka Fahad iyo Farmaajo isla...
XASAASI:- Go’aanka cusub ee Yuusuf Dabageed ka qaatay doorashadii habeen hore ee Jowhar.
JOWHAR-AYAAMAHA-Waxaa shalay magaalada Jowhar ka dhacday doorasho kursi ka mid ah kuraasta Aqalka sare kaas oo ay ka dhalatay buuq iyo rabshado ka dhacay...
Yaa baajiyay shirkii madaxda maamul-goboleedyada ee Garowe?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanay magaalada Garowe ee xarunta maamul-goboleedka Puntland ayaa sheegaya in uu baaqday shir wada-tashi ah oo madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada ay u ballansanaayeen in...
Sidee Puntland ku xalinkartaa khilaafka Farmaajo iyo Rooble xili Deni Fursad weyn ka heley...
GAROOWE-AYAAMAHA-Qoraal uu soo saaray Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan) ayaa waxa uu kaga hadlay khilaafka...
Muxu yahay qorshaha Itoobiya billawday ee dib loogu dooranayo Farmaajo?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Safiirka Itoobiya ufadhiya Soomaaliya danjire Cabdifataax Sheekh Cabdullaahi iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa waxay maanta gaareen Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Bay.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis...




















