25.8 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo qaraxyo la beegsaday Garoonka diyaaradaha degmada Buulo-Burde

JOWHAR-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayan in Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay qaraxyo la beegsadeen Garoonka...

XOG kiiska Ikraan Tahliil : Muuqalada ay duubtay CCTV oo loo diiday Baarayaasha...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Caqabad ayaa soo wajahadey baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil Faarax, sida uu shaaca ka dhigay Jeneraal Cabdalla Cabdalla, agaasime ku xigeenkii hore ee hay’adda mukhaabaraadka...

Xildhibaanadii xalay buuqa iyo fowdada kiciyay oo dacwad laga gudbiyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle ayaa sheegay in doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Hirshabelle ay sii soconeyso kadib markii xalay uu hareeyay buuq iyo rabshado doorashada...
Goobtiisa shaqo ayuu isku daldalay

Hadal-heyn badan oo ka dhalatay wiil dhallinyaro ah oo isku daldalay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wiilka dhallinyaro ah, oo lagu magacaabay Cabdiraxmaan Cabdullaahi oo Harqaan ku lahaa meel u dhow isgoyska Dabka ayaa isku dal-dalay gudaha xaruntiisa Ganacsi. Waxaa...

Midowga Yurub oo war kasoo saaray khilaafka Rooble iyo Farmaajo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Yurub ayaa ugu baaqay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble inay soo afjaraan khilaafka siyaasadeed ee maalmihii dambe ciirka isku sii...

Farmaajo oo maanta kaligiis shiraya iyo Guddigii uu sheegay ee Amniga…..

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdillahi Farmaajo ayaa sida qurshuhu yahay waxaa maanta uu  balamiyey shir uu isugu yeeray golaha ammaanka qaranka, kuwaas...

Guddiga doorashooyinka HirShabeelle oo texgelin waayey cabashaddii musharaxiinta kursiga UH#07

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka heer federaal ee HirShabeelle ayaa waxba kama jiraan kasoo qaaday cabashadii musharaxiinta kursiga kamid ah kuraasta aqalka sare ee HirShabeelle oo kala...

DEG DEG: Beesha Caalamka war cusub kasoo saartay khilaafkii Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Beesha Caalamka aya war saxaafaded wadajir ka soo saaray khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha, iyagoo sheegay inay aad ugu walacsan yihiin khilaafka...

DEG DEG:- Hal sabab oo Fahad Yaasiin loogu xiray dalka Jabuuti.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dalka Jabuuti waxaa lagu xiray agaasimihii hore Hay'adda Nabadsugida Somalia, isagoo lagala tagay diyaarad uu kasoo raacay dalka Turkiga. Af-hayeen u hadlay madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid...

Madaxda dowlad Goboleedyada oo si aan la fileyn uga hadlay khilaafka Farmaajo iyo Rooble.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynayaasha Shanta Dowlad Goboleedyada ayaa war saxaafadeed wadajir ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee dalka, kaddib wada hadalo ay ku yeesheen khadka taleefanka. Madaxda dowlad...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan