28.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Gudoomiyihii Isboortiga Garasbaaleey oo xilkii iska casilay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyihii Isboortiga garasbaaleey Yaasiin Cali Dilkeey ayaa maanta oo arbaco aheyd shaaciyey inuu iska casilay xilkii uu hayey kadib amni daro soo korortay deegaanka. Waxaa...

Askartii Uganda ee dadka rayidka ku laysay Shabeellaha Hoose oo dacwad lagu soo oogayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dalka Ugaandha Uweri musafani ayaa qiray in ciidamada Uganda ee ka mid ah howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ay dhawaan gobalka Shabeelada hoose...

Askarigii dilay Arday dhiganayay Jaamacada Camuudi oo xukun adag lagu riday

HARGEYSA-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidanka Milatariga Somaliland, ayaa  xukun dil toogasho ah ku riday Cismaan Diiriye Buraale, oo ah askarigii jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama ku toogtay...

Yaa ka dambeeyey khilaafka soo kala dhex-galay’ guddiga doorashooyinka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka ee heer federaal ayaa waxaa la sheegay in uu soo kala dhex-galay khilaaf ka dhashay soo saarista harbaaca doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya...

Taalibaan oo Qodobo aan laga fileynin ku sheegtay shir jaraa’id oo ay ku qabteen...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taalibaan ayaa maanta Kabul ku qabatay shirkeedii jaraa’id ee ugu horreeyey tan iyo markii ay la wareegeen gacan ku haynta magaalada, waxayna ku dhowaaqeen...

Ujeedka Wafdi Dowladda Federaalka ee kusii jeeda Gobolka Hiiraan.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Waxaa Magaalada Muqdisho ka ambabaxay wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Khadiija Maxamed Diiriye, kuwaas oo safar shaqo u aaday magaalada...

Burcad Hubeysan Oo Lagu Qabtay Howlgal Laga Sameeyay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulka degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir iyo Ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka ayaa waxaa ay habeenkii xalay aheyd howlgal ballaaran ka sameeyeen xaafaddo...

Akhriso:- Habraaca doorashada Golaha Shacabka oo lasoo saaray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa Goordhaw soo saaray Habraaca Doorashada Xildhibaannada aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya. Habraaca doorashada golaha shacabka ee uu soo saaray Guddiga doorashooyinka...

Dawlada Soomaaliya oo la sheegay inay ka cabsi ka qabta sidii Daalibaan Ay Al...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Tan iyo markii Axadii Afgaanistaan si rasmi madaxtooyada Kabul ula wareegeen,ayaa dalalka caalamka badankood ay siyaabo kala duwan uga fal celiyeen. Dawlada Soomaaliya oo markii...

Maxay kawada hadleen Ra’iisul Wasaaraha Somalia iyo Madaxweynaha Masar?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ku hooyday Magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa halkaasi waxaa uu ka bilaabay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan