Xaggee ayuu ku dambeeyay Madaxweyne Kuxigeenkii Hirshabeelle ee Yuusuf Dabageed?
BELEDWEYNE-AYAAAMAHA-Ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya oo uu hogaaminayo korneyl Cabdillahi Rooble iyo kuwo taageersan Janaraal Xuud ayaa xalay qabsaday qaybo ka tirsan magaalada Beledweyne...
Rooble iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo lagu eedeeyey Inqilaabka Doorashada 2021-ka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wadatashiga Qaran ayaa shirkoodii Muqdisho 21-22 Ogost 2021 kasoo saaray War-murtiyeedka lagu faahfaahiyey habraacyada Doorashada, Dhaqaalaha iyo Amniga, iyadoo awoodaha ay qeybsadeen Ra’iisal...
Waa sidee saaka xaaladda magaalada Baledweyne?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xaaladda magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saaka deggan kaddib markii xalay ciidammo ka tirsan milateriga Soomaaliya iyo kuwa maamulka Hirshabeelle oo diidan...
War murtiyeed laga soo saaray Shirkii Afisiyooni oo lasoo gaba gabeeyey
MUQDISHO-AYAAMAHA- Waxaa goordhweyd War murtiyeed laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka socday muddo labo maalmood ah, waxaana shirku dhexeeyay RW Roble...
Mid kamid ah “Qoyska Siyaad Barre” oo la sheegay in barakacin uu kawada Afgooye
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta ay xiran yihiin inta badan Goobaha Ganacsiga eek u...
Aroos dad badan ka yaabiyay oo ka dhacay mid ka mid ah dalalka Afrika
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wiilka madaxweyne Buhari ayaa guursaday gabadh uu dhalay hoggaamiye diimeed reer Nigeria.
Diyaarado khaas ah ayaa buuxiyay dhabaha diyaaraduhu ka haadaan ee garoonka diyaaradaha ee...
Hal Qodob oo xasaasi ah oo miiska saaran iyo shirka doorashooyinka oo maalintii Labaad...
MUQDSHO-AYAAMAHA-Waxaa maalintii labaad ka soconaya magaalada Muqdisho shirka golaha wadatashiga qaranka ee u dhaxeeya Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya madaxda dowlad goboleedyada dalka iyo guddoomiyaha gobolka...
DEG DEG- Banaanbax markale ka billowday qeybo kamid ah Muqdisho.
Waxaa haatan banaanbax ballaaran uu ka socdaa isgoyska taleex ee Magaalada Muqdisho.
Dadka banaanbaxaya oo maalihii dambe waday dibadbaxyadaan ayaa doonaya inay cadaalad helaan dadkii...
Shaqaalaha Dowladda oo lagu waajibiyey inay qaataan Talaalka COVID-19
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada XFS oo daahfuray talaalka ayaa ku dhawaaqay in shaqaalaha dowlada Soomaaliya ay Waajib ku tahay inay qaataan talaalka...
Ajandaha cusub ee shirka golaha wadatashiga qaran oo goordhow la shaaciyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Mucalimuu ayaa faahfaahiyay qodobada maanta looga dooday shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein...



















