25.5 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Golaha Wasiirada oo kulan xasaasi ah ka yeeshay Arrimaha doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayuu ugu horeyn ka siiyey Golaha warbixin xaaladda siyaasadeed...

Laftagareen’Musharraxiinta is hubeynaya waxaan ula dagaallamaynaa sida al-Shabaab’

BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed "Laftagareen" ayaa si kulul uga hadlay dad uu ku sheegay musharraxiin xilal raadinaya oo is hubeynaya. Laftagareen...

Maxaad ka ogtahay qorshaha ay Villa Soomaaliya u dejisay Senator Muuse Suudi?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilo xog ogaal ayaa xaqiijinaya saraakiil ka tirsan madaxtooyada Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe madaxweynaha maamulkaasi iyo Villa Soomaaliya ayaa ka shaqaynayo qorshe...

Wararkii ugu dambeeyay Madaxweynaha Puntland oo soo saaraya liiska musharaxiinta Aqalka Sare

GAROWE-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa inuu maanta soo saaro Liiska Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee ka imaanaya Puntland. Madaxweyne Deni...

Maxaa dhaxmaray “Fahad Yaasiin Hooyadiis iyo Hooyada dhashay” Ikraan Tahliil?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shire oo wareysi gaar ah bixinayay ayaa waxa uu sheegay iney isla hadleen Fahad Yaasiin Hooyadiis iyo waliba Qaali Guhaad oo ah Hooyada dhashay...

Saraakiil loo tababarayo Sugida Amniga doorashooyinka

BAYDHABO-AYAAMAHA-Baydhabo waxaa Maanta tababar looga furay Saraakiil Ciidan oo loo tababarayo sugida Amniga doorashoiyinka. Saraakiisha oo ka tirsan Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed ayaa munaasabadda lagu...

Qoorqoor oo goordhow ku dhawaaqaya liiska Musharaxiinta Aqalka Sare.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Ilo ku dhow Madaxweyne Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu wado qorshihii ugu dambeeyay ee uu kusoo...

Yaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga doorashada Galmudug?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulankii ugu horeeyay ay yeesheen Xubnaha Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleedka ee Galmudug ayee waxaa ay ku doorteen guddoonka golahaasi. Guddiga ayaa guddoomiye udoortay xildhibaan...

Sheekh Shariif Oo ka hadlay Warar Lagu Faafiyay Baraha Bulshada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaaa saacadihii lasoo dhaafay Baraha Bulshada ayaa lagu faafiyay warar sheegayay inuu jiro heshiis isku tanaasul ah oo la dhex dhigay qaar kamid ah...

Golaha wadatashiga Qaran oo go’aankii u dambeeyey ka qaatay arrinta gobolada Waqooyi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka ayaa xalay kulan fogaan arag ah qadka ZOOM-ka ku yeeshay. Kulanka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan