26.3 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Soomaaliya Iyo Mareynkanka Oo Ka Wada Hadlay Amniga Doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Safaaradda Mareynkanka ee magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgelyada Safaaradda Mareykanka Wendy...

Hoggaamiyaha gobolka Amxaarada oo dadkiisa ugu baaqay in ay hubka qaataan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa shacabka gobolka ugu baaqay inay hubka qaataan si dagaal loogu qaado fallaagada ka dagaallanta gobolka waqooyiga ku...

Rooble Oo Guddi U Magacaabay Xaqiijinta Qoondada Haweenka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddi u magacaabay u ololeynta iyo xaqiijinta qoondada haweenka ugu yaraan 30% ee...

Taliska Ciidanka xoogga oo soo bandhigay Hub ay ka qabsadeen Al-Shabaab.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed gaar ahaan Qeybta 21 aad iyo Daraawiishta Galmudug ayaa soo Bandhigay Saanad iyo maydadka Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab,kuwaas oo lagu...

Hoobiyaal lagu weeraray degmo ka tirsan Sh/Hoose.

BAYDHABO-AYAAMAHA-Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan hoobiyeyaal xalay lagu weeraray degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo geystay khasaaro isugu...

Axmed Madoobe oo goordhow soo saaraya liiska Musharixiinta Aqalka Sare

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu soo saaro liiska Musharixiinta doonaya inay u tartamaan...

Dib U Dhac Mar Kale Ku Yimid Doorashada Aqalka Sare

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maanta oo taariikhda ku beegan tahay 25-ka bisha July, 2021 lagu waday in dalka ay ka bilaabato doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka...

Habraaca Xallinta Khilaafaadka Doorashada Aqalka Sare Ee Oo La Shaaciyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga xallinta khilaafaaadka doorashooyinka dadban (GXKHDD) ayaa soo saaray habraaca xalinta khilaafaadka Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka iyo shuruudaha cabashooyinka Aqalka Sare. Qoraal ay...

Fahad Yaasiin oo carqalad weyn kuhaya Guddiga doorashada Hirshabelle ee Heer Federaal.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Guddiga doorashada heer Dowlad Goboleed ee Hirshabelle ay maalintii afaraad isku haya habraacyada guddi hoosaadka, awoodaha iyo mas’uuliyadda...

Arday Soomaali ah oo ka soo cararay dagaallada ka socda gobolka Tigreega

MUQDIAHO-AYAAMAHA-Dagaallada ka socdeen Gobolka Tigray ee Waqooyiga dalka Itoobiya, ayaa waxaa halkaasi u suurta gashay inay isaga soo baxaan qaar ka mid ah arday...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan