Laftagareen oo baaq Deg Deg ah loo diray kadib doorashadii maanta ee Kismaayo
BAYDHABO-AYAAMAHA-Guddiga Maamulka Doorashada Heer dowlad Goboleed Koonfur Galbeed ayaa warqad codsi ah u diray Madaxwaynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ...
Xildhibaannada Gobollada Waqooyi Ee Barlamaanka Oo War-Murtiyeed Soo Saaray
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ku dhawaad 40-Xildhibaan oo ah Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda Gobalada Waqooyi ayaa War saxaafadeed kasoo Saaray Arrimaha doorashooyinka. waxaana ay...
Axmed Madoobe oo war ka soo saaray doorashadii maanta ka dhacaday Kismaayo
KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jubbaland ayaa war ka soo saaray doorashadii maanga ka dhacday Kismaayo taasoo lagu doortay afar sanator oo ka mid noqonaya xildhibaanada cusub oo...
Fartaag oo noqday xildhibaankii labaad ee Aqalka Sare loo doortay
KISMAAYO-AYAAMAHA-Munaasabadda doorashada oo ay ku sugan yihiin, Xildhibaannada Golaha Wakiilada Jubbaland, guddiga doorashooyinka Heer Federaal & xalinta khilafaadka doorashooyinka ayaa ilaa 9 Musharax waxaa...
XOG:- Lacagtii ugu yareyd oo xalay loo qeybiyey Xubnaha Baarlamaanka Jubbaland
KISMAAYO-AYAAMAHA-Xubnaha baarlamanka Jubbaland ayaa dooran doona Senatorka koowaad ee bilowga u noqonaya Hanaanka doorashada Soomaaliya oo ay mudo dheer dhinacyada siyaasadda ee Soomaalidu ay...
Waddada isku xirta Jabuuti iyo Addis-Ababa ‘oo la xanibay’
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Gobolka Soomaalida Ethiopia Mustafa Muhumed Omer ayaa maanta sheegay in la xanibay waddo muhiim ah iyo qad tareen ganacsi oo halbowle ah, oo...
Diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee doorashada Aqalka Sare oo ka socota Kismaayo
KISMAAYO-AYAAMAHA-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa haatan ka socota diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee qabashada doorashada Xildhibaannada Aqalka sare gaar ahaan kuwa...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo hal arrin darteed u diidan inuu magacaabo guddiga Doorashada.
JOWHAR-AYAAMAHA-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle C/xakiim Luqmaan uu hakiyay Magacaabida Xubnaha Guddiga qabanaya doorashada Aqalka Sare ee HirShabeelle.
Ilo ku dhow...
Kulan dhexmaray Cali Guudlaawe Iyo Safiirka Turkiga.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Mehmet Yılmaz.
Madaxweyne...
Rooble oo ka hor-yimid guddigii diiday liiskii musharaxiinta Aqalka Sare ee Jubaland
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada London ayaa habka fogaan aragga kula Shiray Guddiga xaqiijinta Qoondada haweenka...




















