25.4 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Wafdi xal raadin ah oo Maanta ku wajahan degmada Buulo-Burde

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Xildhibaan Xasan Cali Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin degmada...

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo War Kasoo Saaray Dilkii Giddoomiye Faarax Diir

Beledweyne-Ayaamaha-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ka hadlay dil xalay Magaalada Baladweyne loogu geystay Guddoomiyihii dhalinyarada Gobolka Hiiraan ee Maamulkaas. Madaxweyne Cali...

Faah faahin laga helayo haweeneey lagu dilay Magaalada Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo hubeysan ayaa waxaa la sheegay in mid kamid ah Xaafadaha degmada Kaaraan ee gobolkan Banaadir inay ku dileen haweeneey ka tirsaneyd Maamulka degmada...

Guddiga doorashooyinka ee la dagaalanka musuq maasuqa oo war cusub soo saaray.

MUQDISHO-AYAAMAHA-War saxaafadeed kasoo baxay Guddiga Madaxa banaan ee la dagaalanka musuq maasuqa ayaa waxay sheegeen in ay si dhow ula socon doonaa ficillada Guddiyada...

Qiso Cajiib Ah:- Xafso Luqmaan waxaa la afduubay iyadoo salaad ku jirto.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sakariye Maxamed Luqmaan oo la dhashay Xafso ayaa sheegay in walaashii markii la afduubayay ayaa salaad ku jirtay. "Saaxiibteed ayaa u waday mel la yiraahdo...

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Amray in la xiro askari dil geystay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa Amar ku bixiyay in la soo xiro askarigii 11-kii bishaan xili Habeen ah Afaafka hore  ee...

Dowladda federaalka Iyo Hirshabeelle Oo Ka Wada Hadlay Dhibaatooyinka Fatahaadaha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay qaar kamid ah Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo...

Maxaa ka jira in Itoobiya ay qorsheyneyso in hub nukliyeer ah ay ku weerarto...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waa arrin kale oo si weyn loo faafiyay taas oo muujineyso xiisadda ka dhex taagan Itoobiya iyo qaar ka mid ah dalalka deriska, ee...

Qofkii ka dambeeyay dilkii Sheekh Cali Dheere oo la shaaciyey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah shaacisay Magaca qofkii ka dambeeyay dilkii 17/5/2021 loogu geystay tuulada Xero-Jaale ee duleedka...

Doorashada Guud ee Itoobiya oo saaka bilaabatay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saaka subaxnimadii hore ayaa meelo badan oo Itoobiya kamid ah waxaa ka bilaabatay Doorashada guud ee dalkaas, marka lag reebo dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya. Dadweyne...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan