27.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Shiinaha oo digniin u diray Madaxda dalalka G7

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shiinaha ayaa uga digay hoggaamiyeyaasha dalalka dhaqaalahoodu horumaray ee G7 in aanan la joogin xilliggii kooxo yar ay maamuli lahaayeen dunida isla markaana tallaabadaas...

Xog laga heley dad loo qabtay dhalinyaro laga dhoofay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska booliska Soomaaliya ayaa waxaa ayaa waxaa ay faahfaahin ka bixiyeen howlgal ay ciidamada ammaanka ka sameeyeen magaalada muqdisho, islamarkaana howlgalkaasi ay ku soo...

Maxaa looga hadlay Kulankii RW Rooble, Safiirka Mareykanka iyo Madaxda Galmudug & Hir-Shabeelle?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulankaan oo hormuud ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayna ka qeyb galeen safiirka maraykanka Amb, Donald Yamamota, Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug...

Midowga Murashaxiinta oo soo dhaweeyey guddigii xaqiiqo raadinta ee magacaabay R/W Rooble

MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Murashaxiinta MW Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay guddiga xaqiiqo raadinta ee uu shalay magacaabay RW Rooble, kuwaas oo baari doona qeyla dhaanta waalidiinta Soomaaliyeed...

Duulimaadyadii Soomaaliya & Kenya oo si rasmi ah dib ugu billaabatay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa si rasmi ah dib ugu billaabatay duulimaadyadii Somalia iyo Kenya Kadib markii muddo bil ah ay hakad kujireen, kaas oo sabab u ahaa...

Mid kamid ah Wasiirada Hir-Shabeelle oo “hal sabab” darteed xilkii looga qaaday.

JOWHAR-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe)  ayaa xilkii ka qaaday Wasiir ku Xigeenkii Wasaarada Amniga Maamulka Hir-Shabeelle Xasan Maxamed Cilmi. Qoraalka kasoo baxay...

Dadka reer Muqdisho oo cadaawad u qaaday Wasiir Dubbe iyo Sababta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa wajahaya naceyb ay hadalladiisa u qaadeen dadka reer Muqdisho, kadib markii dhawr mar uu la soo...

Sacuudiga oo go’aan kale kasoo saaray xajka sanadkan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in Xajka sanadkan loo ogolaan doono kaliya 60,000 oo xujey ah oo ku nool Sacuudiga,...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay dib u fureyso safaaradeeda Kenya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay fureyso Safaaradeeda Soomaaliya islamarkaana ay soo celiso xariirkii Diplumaasadeed ee labada dal ee horay u xumaaday. War...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Saaxibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya oo uu horkacaayo Wakiilka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan