Cabdirashiid Janan Oo Qorshe Kale Oo Ku Saaban Gobolka Gedo U Tagay Addis Ababa.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii hore ee amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa safarkii ugu horreeyay ku tegay Magaalada Addis ee Caasimadda dalka Itoobiya tan...
XOG:- Guddiga doorashooyinka oo laga saaray Gabar lagu eedeyey in ay ka soo horjeeday...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Murashax CC Warsame ayaa ka digay in guddiyada doorashada ee Heer dowlad gobaleed iyo Heer dowladda dhexe ah lagu soo saaro...
Mareykanka Oo La Baxaya Gantaaladii Difaaca Ee Yaallay Dalalka Carabta.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Joe Biden ayaa waxay Gantaalladda Lidka Gantallada kale ee PATRIYOOTkala bixi doonan 4 Waddan oo ku yaalla Mandiqada Bariga Dhexe.
Wargeyska The Wall Street ee ka...
AL-shabaab oo madaafiic ku weerartay deegaanka katirsan Shabeelada dhexe.
JOWHAR-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-shabaab ay xalay ay madaafiic ku garaaceen deegaanka Biya cadde ee gobolka shabeelada dhexe.
Lama...
Dowladda Talyaaniga oo ciidamo usoo diraysa xeebaha Soomaaliya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday in ciidamo ay usoo direyso xeebaha Soomaaliya kuwaasi oo ku biirya howlgalka Atlantikada ee ka horta burcad badeeda...
Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dalka Koonfur Afrika saacadihii la soo dhaafay waxaa lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo sidoo kalena ka mid ahaa ganacsatada ku dhaqan gudaha wadankaasi gaar...
Taliska Xoogga Dalka Oo Ka Hadlay Qarax Ismiidaamin Ah Oo Lagu Weeraray Xero Ay...
JOWHAR-AYAAMAHA-Qaraxa oo ahaa ismiidamin ayaa waxaa uu ka dhacay Degaanka Biya Cadde ee Gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana wararka aan helayno ay sheegayaan in Qaraxaasi...
lacagihii la siin jiray ciidammada Kenya ee ku sugan Soomaaliya oo hal arrin darteed...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Lacagtii uu Midowga Yurub siin jiray ciidamada Kenya ee la dagaalamaya Al-Shabaab ee gudaha Soomaaliya ayaa laga jaray 66 boqolkiiba oo ah in ka...
Maxaa Looga Hadlay Shirkii Toddobaadlaha ee Golaha Wasiirrada?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah.
Shirka Toddobaadlaha...
Cabdikariim Axmed Mooge Oo Loo Doortay Maayirka Cusub Ee Magaalada Hargeysa.
Magaalada hargeysa ee Xarunta Somaliland ayaa waxaa goordhaweyd lagu doortay maayirka Magaalada iyo ku xigeen, kadib Codeyn ka dhacday Magaaladaasi.
Cabdikariim Axmed Mooge ayaa si...




















