C/Cabdishakiuur oo sheegay in guddiyada doorashooyinka ay weli kujiraan xubno katirsan NISA.
Cabdiraxmaan Cabdishakiuur ayaa sheegay in guddiyada doorashooyinka ay weli kujiraan Xubno ka tirsan Hay'adda Nabadsugida Soomaaliya ee NISA.
Waxaa uu sidoo kale sheegay in aysan...
GALMUDUG:- Ciidamo Hubeysan Oo Kala Dhex-Galay Maleeshiuaad Dagaal dhexmaray.
DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa qeybta 21-aad iyo Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kala qaaday maleeshiyo beeleed hubeysan oo labadii maalin ee...
Barkhad Jaamac oo noqday xildhibaankii ugu codadka badnaa golaha wakiilada Somaliland.
HARGEYSA-AYAAMAHA-Barkhad Jaamac Xirsi Batuun oo kamid ahaa musharaxiintii u tartamayey golaha wakiilada Somaliland ee ka sharaxnaa gobolka Maroodijeex ayaa kasoo muuqday liiska xubnaha u...
AMISOM oo bilaawday baarista duqeymahii Kenya Ee Gobolka Gedo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlaglka Midowga Afrika ee AIMSOM ayaa qoraal kasoo baxay lagu shaaciyey in AMISOM iyadoo ka jawaabeysa bayaankii ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda...
Qaar Ka Mid Ah Guddiyadii Doorashooyinka Lagu Muransanaa Oo Si Rasmi Ah liiska Laga...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddigii uu ra'iisul wasaaraha Soomaaliya u saaray xaqiijinta xubnaha guddiyada doorashooyinka ee heer federaal iyo mid dawlad goboleedba ayaa saacado ka hor shaaciyay in...
Maxkamadeynta Rag Loo Heysto Soo Dhoofinta Agabyada Qaraxyada Oo Bilaabaneysa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabeysa dhageysiga Dacwad ka dhan ah ah Rag loo haysto soo dhoofinta Agabyada laga farsameeyo...
Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Jugta qarax xoogan ayaa dhowr daqiiqo kahor kahor laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhacay xaafadda macalin Nuur ee degmada...
QM oo ka digtay Ayax kusoo wajahan Soomaaliya
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO ayaa ka digtay raxan Ayax ah oo la filayo inay ku soo degaan qaybo...
Maalinta degaanka Adduunka oo caalamka laga xusay
Maanta oo kale Shanta bisha June ayaa waxaa caalamka laga xusaa maalinta degaanka Adduunka (World Environment day), iyadoo dal waliba uu ka hadlo dhibaatooyinka...
Gabar Shalay Umushay Oo Maanta U fariisatay Imtixaanka Dugsiga Dhexe.
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Magaalad Beledweyne ee xaruunta Gobolka hiiraan waxaa shalay ku umushay Istaahil Cabdi oo kamid aheyd ardayga Dugsiga dhexe ee Beledweyne.
Gabadhan oo shalay umushay ayaa...




















