Xasan sheekh oo sheegay in Dhalinyaradii loo qaaday Ereteriya la iibsaday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo hadlayay “kulan mahad celin ahaa oo isaga loogu mahad celinayay doorkii uu kulahaa dedaalkii uu...
Dagaal ka dhacay Jaziira iyo maamulka gobolka Banaadir oo gaaray (Sawirro)
Iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya iyo maleeshiyaad hubeesan ayaa ka dhacay deegaanka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho.
Iska hor imaadka ka...
Wada hadalladii laga dhex waday Beelihii ku dagaallamay galbeedka Baladweyne oo lasoo gabagabeeyay +Sawirro
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wafdigii Dowlada dhexe iyo maamulka Hirshabeelle ee muddooyinkii u danbeeyay Baladweyne u Joogay xallinta dagaal Beeleedyo kadhacay duleedka Waqooyi ee Magaalada Baladweyne oo Maanta...
Wada hadalladii laga dhex waday Beelihii ku dagaallamay galbeedka Baladweyne oo lasoo gabagabeeyay +Sawirro
Wafdigii Dowlada dhexe iyo maamulka Hirshabeelle ee muddooyinkii u danbeeyay Baladweyne u Joogay xallinta dagaal Beeleedyo kadhacay duleedka Waqooyi ee Magaalada Baladweyne oo Maanta...
Xog; Waa maxay ujeeddada ka dambeysa safarka Rooble ee Jubbaland?
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo socdo safar ku tago magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose.
Safarka Ra’iisul...
Maxay Jubbaland ka tiri Askartii Soomaaliyeed ee la geeyay gobolka Tigree
Wasiirka qorsheynta dowlad goboleedka ee Jubbaland Mudane Mursal Khaliif oo ka qeyb-galay dood gaar ah ayaa ka hadlay arrimaha ciidamada Soomaaliyeed ee la sheegay...
Dowladda Turkiga oo aqoonsatay 41 Jaamacadood oo ku yaalla Soomaaliya (Aqriso magacyadooda)
Dowladda Turkiga ayaa shaaca ka qaaday liiska illaa 41 jaamacadood oo ku yaalla gudaha Soomaaliya, kuwaas oo helay aqoonsiga dalkaasi, sida lagu sheegay warbixin...
Al-Shabaab oo la wareegtay Deynuunay iyo isgaarsiinta oo la jaray
Dagaal saacado badan qaatay ayaa ciidamada Itoobiya ee ka tirsan howlgalka Midowga Africa ee AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya oo dhinac ah iyo Al-Shabaab...
Is bedel saameyn doono Fahad Yaaasiin iyo Jen. Xijaar oo la qorsheyano.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa soo baxaya warar ku saabsan inuu jiro is bedel qaar ka mid ah Taliyeyaasha Ciidanka dowladda, gaar ahaan Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo...
Wasiir Dubbe oo warbixin Murugo leh ka diyaariyay xaalada Maaalada Jowhar.
Khamisitii la’ soo dhaafay waxan kamid ahaa wefdi culus oo uu hoggaaminayey Raisal Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble, ujeedada wefdigu waxa ay ahayd...




















