Dadka reer Muqdisho oo cadaawad u qaaday Wasiir Dubbe iyo Sababta.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa wajahaya naceyb ay hadalladiisa u qaadeen dadka reer Muqdisho, kadib markii dhawr mar uu la soo...
Sacuudiga oo go’aan kale kasoo saaray xajka sanadkan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in Xajka sanadkan loo ogolaan doono kaliya 60,000 oo xujey ah oo ku nool Sacuudiga,...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay dib u fureyso safaaradeeda Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay fureyso Safaaradeeda Soomaaliya islamarkaana ay soo celiso xariirkii Diplumaasadeed ee labada dal ee horay u xumaaday.
War...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Saaxibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya oo uu horkacaayo Wakiilka...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Guddi U Magacaabay Cabashada Waalidiin Carruurtooda Loo Qaaday Eritrea
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi soo baara cabashada waalidiin Soomaaliyeed oo sheegay in aysan war iyo wacaal...
R/wasaare Rooble iyo James Swan oo ka wadahadlay dhameystirka doorashooyinka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya...
Nin ka shekeynaya sida uu uga soo badbaaday nibiri liqay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin kalluumeysato ah oo ku nool dalka Mareykanka ayaa ka sheekeeyay sida uu uga badbaaday nibiri liqay xilli uu ku sugnaa xeebaha gobolka Massachusetts.
Ninkan...
XOG Xasaasi Ah:-Musharraxiin Lacag Kubixinaya Sumcad Dilka Sheekh Shariif.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar kamid ah nusharaxiinta u taagan xilka madaxweynennimo iyo Hay'addo katirsan XFS ayaa la ogaaday in ay qarash farabadan ku bixinayaan si ay dhaliil...
Jabuuti & Itoobiya oo kala saxiixday heshiis Millateri
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Qaranka ee Itoobiya General Berhanu Jula ayaa la kulmay dhigiisa Jabuuti General Zekaria iyagoo ka wada hadlay sidii loo...
Khilaaf ka dhex qarxay Ilhaan Cumar iyo Xildhibaano Yahuud ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Congreska Mareykanka ayaa waxay jawaab kulul oo naadir ah siiyay xubnaha ay ka wada tirsan yihiin xisbiga Dimuqraadiga...




















