Maamulka Hir-Shabeelle oo eedeyn kulul u jeediyay Dowladda Soomaaliya
Muqdisho-Ayaamaha-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa ku eedeeryay dowladda Federaalka Soomaaliya inay ka xayirtay lacag wax looga qaban lahaa fatahaadda ...
Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland & Midowga Afrika oo ka wada hadlay Arrimaha doorashada
Muqdisho-Ayaamaha-Madaxwayne ku xigeenka koobaad ee dawlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kulan is xog waraysi ah oo aaladda fogaan araga loo adeegsanayo la...
Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland & Midowga Afrika oo ka wada hadlay Arrimaha doorashada
Muqdisho-Ayaamaha-Madaxwayne ku xigeenka koobaad ee dawlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kulan is xog waraysi ah oo aaladda fogaan araga loo adeegsanayo la...
Wararkii u dambeeyey Kulanka Muqdisho uga socdo Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh
Muqdisho-Ayaamaha-Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif sheikh Axmed iyo Xassan Sheekh Maxamuud iyo oo ay wehliyaan Xildhibaan Faarah Sheekh Cabduqaadir iyo Xildhibaan Maxamed Abuukar...
Midowga Musharaxiinta oo ka dhex bilowday tafaraaruq iyo sababta ka dambeysa.
Muqdisho-Ayaamaha-Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa isku khilaafay warqad shalay kusoo baxday magaca golaha oo ku eedeysay ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble inuu ka leexday dhex-dhexaadnimadii.
Warqadaan...
Hay’adaha Garsoorka oo dib u bilaabaya dacwadaha aan ciqaabta aheyn
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray qoraal uu ku shaaciyey goorta ay dib u bilaabanayaan dacwadaha aan ciqaabta ahayn...
Wariye Axmed Xuseen Cadoow oo wadne xanuun ugu geeriyooday Muqdisho.
Alle ha u naxariistee waxaa xalay saqdii dhexe Isbitaalka Yardameeli ee Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wariyer Axmed Xuseen Cadoow oo kamid ahaa Warbahinta Dalsan...
XOG:- Maxaa ka jira in Madaxweyne Farmaajo isku dayay inuu baajiyo shirka Doorashooyinka ee...
Muqdisho-Ayaamaha-Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo ka tirsan xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Eng Maxamed Xuseen Rooble in uu socdo cadaadis dib loogu dhigayo shirko looga...
Rooble oo lagula taliyay inuu fuliyi 5 qodob oo muhiim u ah heshiiska doorashooyinka.
Muqdisho-Ayaamaha-Musharax Daahir Maxamuud Geelle ahna Afhayeenka Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa soo bandhigay shan qodob oo laga doonayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ka hor shirka...
Qaban qaabada shirka Madaxda Dowladda & Dowlad Goboleedyada oo ka bilaabatay Muqdisho
Muqdisho-ayaamaha-Magalada Muqdisho waxaa Maanta soo gaaray Wakiilo ka socda dowlad Goboleedyada, kuwaas oo qaban qaabinaya shirka Madaxda dowladda, Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir...



















