28 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Xildhibaanad sheegtay inay bistoolad la tageyso Kongareeska Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Haweeneyda dhowaan loo doortay Kongareeska Mareykanka ayaa sheegtay in bistooladdeeda ay la tagayso Kongareeska Mareykanka Muuqaal la soo bandhigay Axaddii, ayaa wuxuu muujinayaa Lauren Boebert...

Kulan Looga Hadlaayay Amniga Magaalada Dhuusamareeb Oo La Qabtay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa Maanta waxaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay amniga guud ee deegaanada Maamulka, waxaana shir guddoomiyay Wasiirka Cadaaladda...

Madaxweyne Qoorqoor Iyo James Swan Oo Ka Wada Hadlay Khilaafka Doorashada

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye( Qoor Qoor) oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu la kulmay Ergeyga gaarka ah ee Qaramada...

Qaar ka mid ah dadkii qaadka ku cunijiray deegaannada Puntalnd oo joojiyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar ka mid ah dadkii qaadka ku cunijiray deegaannada Puntalnd ayaa joojiyay isticmaalkiisa kaddib markii ay waayeen qaadka Miiroowga oo ay hore u cuni...

Taliska Ciidanka Xoogga Oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan Ah Al-Shabaab

KISMAAYO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka lugta ee xoogga dalka Soomaaliyeed  Jeneraal Maxamed Tahaliil Biixi oo ku sugan degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa la kulmay saraakiisha Ciidamada...

Jadwalkii labaad Ee Guddiga Lagu Murasan Yahay Oo Qarka U Saaran Inuu Fashilmo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maanta oo ah 5-ta bisha Janaayo 2021 ku eg waqtigii ay u qabteen Guddiga doorashooyinka heer Federaal ee lagu muransan yahay in lagu...

Dowladda Soomaaliya Oo War Kasoo Saartay Heshiiska Sacuudiga & Qatar

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay heshiiska horudhaca ah oo  khilaafkii ka dhex-jiray ay ka gaareen dowladaha Sacuudiga iyo Qatar, kaas oo...

Dowladda Somalia iyo Shirkadaha Coastline iyo Liberty Oo Kala Saxiixday Heeshiis Shidaal Soo Raaris...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho waxaa lagu saxiixay heshiis shidaal qodis ah oo ay kala saxiixdeen dowladda somalia iyo Shirkadaha Coastline iyo Liberty, kuwaas...

Dal Dadka Dhinta Ay Ka Badan Yihiin Carruurta Dhalata.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kuuriyada Koonfureed ayaa sanadkii 2020 markii ugu horreysay taarriikhda dalkaas diwaan gelisay dhimasho ka badan carruurtii dhalatay, tan oo walaac ka abuurtay dalkaas oo...

Sheekh Rusheeye Oo Laga Joojiyey Howl Quraan Saar Uu Ka Billaabi Lahaa Gaalkacyo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa waxaa lagu sheegay in Sheekh Rusheeye uu joojiyo howlo Qur’aan saar ah uu doonayo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan