Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta Oo Jabuuti Kulan Ku Dhexmaray.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa isu keenay Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo khilaaf diblomaasiyadeed u dhaxeeyo...
Madaxweyne Farmaajo Oo Jooga Jabuuti oo Fariin Cusub Soo Diray.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Saraakiisha, Saraakiil-xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska iyo qoysaskooda...
Muxuu Yahay Qorshaha Halista Ah Ee Loo Diyaariyay Dadka Horkacaya Banaanbaxyada Muqdisho?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Nabad sugid Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa bilaabay qorshe cusub oo lagu beegsanayo shaqsiyaadka mucaaradka u adeegaya ee ku sugan magaalada Muqdisho,...
Wararkii U Dambeeyey Shirka IGAD Ee Lagu Dhex-dhaxaadinayo Soomaaliya iyo Kenya
JABUUTI-AYAAMAHA-Maanta oo Axad ah ayaa waxaa la filayaa in Magaalada jabuuti ee dalka Jabuuti in uu ka furmo Shir madaxeedka dalalka IGAD, kaas oo...
Mareykanka Oo Bilaabay in Ciidamadiisa Uu Kala Baxo Soomaaliya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Mareykanka kaga sugan Soomaaliya ayaa bilaabay qorshahooda bixitaanka, waxaana la sheegay inay u wareegayaan Saldhigyo kale oo ku yaal qaar kamid ah wadamada...
Wararkii U Dambeeyey Dhaq Dhaqaaqyo Ciidan Oo Ka Jira Xuduuda Soomaaliya iyo Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhaq dhaqaaqyo ciidan iska soo horjeeda ayaa ka jira xuduuda Soomaaliya iyo Kenya, gaar ahaan magaalooyinka Mandhera iyo Beledxaawo oo saacadihii la soo dhaafay...
Guddiga Doorashooyinka Ee Lagu Muransan Yahay Oo Laga Raray Hotelkii Ay Deganaayen
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada heer Federaal ee lagu muransan yahay ayaa la sheegay in laga raray Hotelka Decale ee dhex ku yaalla Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...
Jubbaland Oo Sheegtay In Aysan Waxba Ka Quseyn Go’aankii DFS Xiriirka Ugu Jartay Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Cabdirashiid Janan), ayaa beeniyay in jabhad uu ka abaabulayo xudduudda Kenya iyo Soomaaliya isla markaana aysan waxba ka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Safar Deg Deg Ah Ku Gaaray Gaalkacyo
DH/MAREEB-AYAAMAHA-Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca maamulka Galmudug ayaa waxaa duhurnimadii Maanta gaaray Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi...
Wararkii UDambeeyey Dagaal Ka Socda Gudaha Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ayaa laga helayaa dagaal u dhexeeya Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo xiligaan ka socda degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir,...