Midowga Musharaxiinta Oo Eedeyn U Jeediyey Safiir Kamid Ah Safiirada Jooga Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa waxaa lagu sheegay inay ka xun yihiin taageerada iyo boggaadinta Turkiga u muujiyay Guddiga doorashada ay magacaawday Xukuumadda...
Safaaradda Soomaaliya Ee Magaalada Nairobi Oo War Culus Kasoo Baxay!
NAIROBI-AYAAMAHA-Wararka laga helayo Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay halkaas ay joojisay dhamaan Shaqooyinkii...
Mahad Salaad:- Farmaajihii Xil-Jaaliyadeed laga qaadi waayay miyaa mid ka sareeya laga sugayaa in...
Maamul Jaaliyadda Soomaalidu ku lahayd magaalada Buffalo ee dalka Maraykanka ayaa sanadkii 2005 Gudoomiye u doortay Madaxweyne Farmaajo. Muddo xileedkiisu wuxuu ahaa 2 sano....
Waa Sidee Saaka Xaalada Magaalada Muqdisho Kadib Banaanbaxyadii Shalay?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo Arbaco ah waxaa saaka degan xaalada Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, kadib markii xalay ka dhaceen banaanbaxyo rabshado wata
Saaka Majiro ruux banaanbaxaya,...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Amar Dul-dhigay Laamaha Amniga Galmudug
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay Saraakiishii Ciidanka dowladda Federaalka ee todobaadkii horey lagu dilay duleedka degmada Balanballe ee...
Midowga Musharixinta iyo Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland Oo Kulmaya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar lagu kalsoonan karo ayaa sheegaya in maalmaha soo socda Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ay kulan ku yeeshaan Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha...
Cabsi Laga Qabo Inuu Dagaal Dhexmaro Ciidanka Dowladda Somalia Iyo Kuwa Kenya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ee u dhow Magaalada Mandheera ee Gobolk Waqiooyi barre ee Kenya waxaa ka taagan xiisad u dhaxeysa labada...
Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dibaxbaxyadii Shalay Ka Dhacay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka amniga dowladda federaalka Soomaaliya Xassan Xundubeey Jimcaale ayaa sheegay in laamaha amaanka aan lagu soo wargalin dibadbaxii shalay ka dhacay caasimadda.
Dibad-baxyadan ayuu wasiirka...
Guddoomiye Filish Oo Digniin Culus U Diray Dadka Banaanbax Dhigaya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( filish) ayaa ka hadlay banaanbixii rabshadaha watay ee ka dhacay shalay magaaada Muqdisho, isaga oo ka digaay...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Dhagax-dhigay Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb
DH/MAREEB-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Caasimadda Dhuusamareeb.
Rooble oo ka yimid Magaalada Garoowe ee Caasimada Mamulka...